Muqdisho Xagee u Socataa??

mayors_of_muqdisho

Gudoomiye la magacaabay dadkana  eeyan dooran maxaa laga dhaxlay ??

May 16, 2013 |Moment MediaEthics  Waxaa xaqiiq ah in caasimada Somalia ee Muqdisho  xiligaani  aay u baahan tahay in laga hadlo halka aay u socoto iyo meesha aay ka timid 22 sanno ka dib,Muqdisho oo ah gobol ka mid ah gobolada Somaliyeed  balse ilaah ka dhigay caasimadii umada Somalia ayaa noqotay mida  ugu badeeyda xaga  xasuuqa dadka Somali  iyo burburaka  xaga dhismaha markaad u fiiriso gobolada dalka intooda kale.waxaan jeclahay in aan qormadaan ku soo qaato xagee u socotaa Muqdisho 22 Sanno kadib ??

Waxaa aay ila tahay in aanan loo baahneeyn in laga sheekeeyo waxa Muqdisho ka dhacay xaga  barakaca iyo burburkii ku yimid waxii ka danbeeyay 1991 balse waxaan jeclahay in aan ku soo koobo kuwii hormuudka ka ahaa burburkaa iyo barakacaa Muqdisho ku dhacay in maanta aay leeyihiin dowlad goboleed qabiil ku dhisan,inkastoo dalka xiligaan dastuurka qabyo qoraalka lagu heshiiyay uu sheegayo in laga guuray ka maamulida dalka hal meel ( centralize ) loona guuray habka federaalka oo aanan weli si cad u qeexneen habka federaalka ee loo gudbaayo ayaa weli waxaa mugdi  ku jira mustaqbalka siyaasada G.Banaadir ,waxaa dhab ah in Muqdisho aay u baahan tahay siyaasad salkeeda adag tahay sida manta muuqataana Muqdisho  waxaa eey u baahan yahay hogaan xalaal ah oo umada ku hogaamiya cadaalad is-kaashi wada jir iyo in eey u dhaq-dhaqaaqaan maslaxada cida ay hogaaminaayaan una wadaan dhinaca khayrka iyo wanaaga kana hor istaagta Sharta iyo xumaha. (good leader) sabbabta oo ah hogaankii hore ee Muqdisho soo maray  shacabka  uma horseedin nabad iyo wadanoolaansho dhab ah ,sabbabta oo ah midna ma uusan odorisin siyaasad saldhigeeda yahay nabad & wadanoolaansho xaq ah balse colaada socotay ayeey qeeyb ka ahaayeen dhamaan  sabbata oo ah dhaxal ama raad wanaagsan uguma eeyan tagain shacabkii eey ka dhasheen ee G.Banaadir  balse gumaad iyo foolxumo.

maarkin_mamaqal_manaurin

Gudoomiyaha & Duqa Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur “Tarsan” waxaa la magaacay  July 2010 walow uu ahaa nin qurba joog ah hadana weli waxaa shacabka G.Banaadir  aay sugayaan  hogaan aay soo doortaan ayaga oo xor ah ,waxaad moodaa in mudane Tarzan aayan maskaxdiisa ku jirin in shacabka G.Banaadir uu gaarsiiyo in aanan loo doorin gudoomiye danbe balse aay xaq tahay in ay soo doortaan shacabka degen gobolka Banaadir.

Tarzan waxaa laga sugaayaa  ?????

a)     Tirakoobka shacabka degmooyinka  G.Banaadir

b)    Sameeynta ID ( identification ) aqoonsi .

c)     Shacabka ama dhalinyarada G.Banaadir waa in aay ka mid noqdaan soo celinta nabada dhamaan degmooyinka G.Banaadir,maaha in ciidamada ka yimid gobolo kale aay ilaaliyaan degmo aayan u dhalan sabbabta oo ah aqoon uma laha degaanka uu shaqada ka hayo.

d)    Abaabulka degmooyinka in aay la yimaadaan shaqsiyaad matali kara oo ka mid noqda golaha deegaanka G.Banaadir,golahaas oo leh awooda sharcidejinta.degma walbaa  shacabka degani waa in aay soo doorataan gudoomiye  maaha in loo magacaabo sida degmada Dayniile iwm.

Haddii aanan la helin xaqa G.Banaadir shacabka degani aay ku leeyihiin dowlada dhexe ilama aha in nabada iyo wada-noolaansho dhab ah aay ka sii jiri doonto Muqdisho,waxaa hada socda oo uu shacabka G.Banaadir u dulqaatay in daqliga Madaarka & Dekeda ka soo galaa Gobolka Banaadir ay maamusho dowlada dhexe laguna marsuufo xildhibaano iyo wasiiro aanan u dhalan G.Banaadir ,waxaan leeyahay waxaa aad raadineeysaan 22 sanno ee aheeyd in dowlada walbaa Muqdisho lagu soo ururiyo xaqa Muqdisho la duudsiyo balse lagu marsuufo kuwa aanan raali ka aheeyn nabada & wadanoolaansha Somali waa xaqdaro,waxaa la joogaa xiligii shacabka G.Banaadir aqoon yahan,indheergarad,iyo ururda bulshada ee G.Banaadir aay cadeeyaan in la soo gaaray xiligii doorashada iyo ku dhaqanka siyaasada golaha G.Banaadir la fulin lahaa,dalka sidii uu ahaa maaha maanta balse waa federaalka nin la soo magacaabay ha ugu danbeeyo Tarzan ninka xiliga waa in shacabka G.Banaadir uu soo doortaa uuna noqdaa nin aragti dheer leh og waxa la soo maray iyo meesha loo socdo,maaha in dowlada dhexe oo kaliya la dhageeystaa balse golaha G.Banaadir waa in la maqlaa codkooda,akhristow haddii kale G,Banaadir waxaa xeerer u sameeyn doona xildhibaano aanan u dhalan Muqdisho kuwaas oo leh hadaf ka duwan midka golaha G.Banaadir,dhulka oo la xaaqaa tabeelo tabeelo leeysku bartaa sidii kaadiriinta kacaankii 21 oo kale in loo hadlaa  siyaasad adag oo wax ka tareeyso dhibka la soo maray iyo siyaasad la hiigsanaayo aad ayeey u kala fogyihiin.

Socon meeyso markale

maarkin_mamaqal_manaurin1

Ha Arag…..Ha Maqlin……..Ha Hadlin      ..

http://justiceinsomalia.wordpress.com/

dad_dhibaateysan1

Siyaasadii xumeeyd ee umada lagu gumaaday waxaa aay na dhaxalsiisay sidaan

http://justiceinsomalia.wordpress.com/

 dad_dhibaateysan

Siyaasadii xumeeyd ee umada lagu gumaaday waxaa aay na dhaxalsiisay sidaan

http://justiceinsomalia.wordpress.com/

 

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Dr. Ibrahim H. Abukar For President

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - Adnkronos - Adnkronos December 5, 2016
      AdnkronosOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - AdnkronosAdnkronos"Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di ...L'Osservatore Romano sintetizza le difficoltà future, troppe divisioni ...Il MessaggeroRefe […]
    • Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ... - Servizio Informazione Religiosa December 8, 2016
      Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ...Servizio Informazione ReligiosaLa formazione dei sacerdoti deve essere “rilanciata, rinnovata e rimessa al centro”. Questo, sottolinea il cardinale Beniamino Stella a L'Osservatore Romano, è.altro »
    • Silence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin Scorsese - Avvenire.it November 30, 2016
      Avvenire.itSilence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin ScorseseAvvenire.itL'intervista viene pubblicata dall'Osservatore Romano. Ed è stata rilasciata dal regista americano dopo l'incontro con Papa Francesco che ha raccontato di aver letto «Silenzio», il libro di Shusaku Endo da cui è stata tratta la sceneggiatura del film […]
    • Osservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi” - SiciliaInformazioni.com December 5, 2016
      SiciliaInformazioni.comOsservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi”SiciliaInformazioni.com“Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di una sconfitta forse inattesa nella sua dimensione”. E' quanto sottolinea l'Osservatore . […]
    • L'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ... - Meteo Web December 2, 2016
      Meteo WebL'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ...Meteo WebL'Osservatore Romano apre in prima pagina con titolo “Apocalisse climatica“. “Il mondo – scrive il quotidiano della Santa Sede – è sull'orlo di un'apocalisse ...altro »
    • Bagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ... - ilgiornaleditalia December 5, 2016
      ilgiornaleditaliaBagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ...ilgiornaleditaliaL'Osservatore Romano, che nell'edizione appena andata in edicola nel pomeriggio di lunedì dedica al voto referendario il titolo di apertura "Renzi al Quirinale per presentare le dimissioni", scrive tra l'altro […]
    • “Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ... - gonews November 28, 2016
      gonews“Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ...gonewsCosì, il leonardista e direttore del Museo Ideale 'Leonardo' di Vinci, Alessandro Vezzosi richiama l'attenzione su un articolo pubblicato ieri, 27 novembre, sull'Osservatore Romano in cui si avvalora un nuovo studio dello storico dell'arte Luca […]
    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - iL Meteo December 5, 2016
      Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi"iL MeteoOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi". "Tenuto conto anche della complessità della materia sulla quale si richiedeva il parere degli italiani, è opinione condivisa che il voto sia diventato fatalmente un giudizio sull'operato del capo del ...
    • La Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ... - La Stampa December 7, 2016
      La StampaLa Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ...La StampaLeali, per nulla rigidi, mai ipocriti e con il «senso del bello». È l'identikit del prete doc come viene tratteggiato nel nuovo documento sulla vocazione presbiteriale ...Santa Sede: promulgato “Il dono della vocazione presbiterale” per la ...Servizio Informaz […]
    • Papa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli Romani - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itPapa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli RomaniAvvenire.it«Non mi sorprese affatto – ribadisce il cardinale, che ebbe modo di conoscere Bergoglio durante il suo impegno come nunzio apostolico in Bolivia –, anche perché mi aveva confidato anni prima che la Basilica della Salus Populi Romani era una tappa ...
  • RSS avvenire – Google News

    • Papa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdoti - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdotiAvvenire.it8 dicembre Immacolata Concezione, una storia di bellezza. Andrea Galli. In libreria Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire. Francesco Ognibene. Intervista al giornale belga Papa: sì a Stato laico, no a laicismo e fondamentalismo. Primo ...altro »
    • La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itLa mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugnoAvvenire.itIl segretario: mi fido di Mattarella, mai un esecutivo contro di me. Domenica colloquio decisivo con il Colle. L'alternativa è Delrio. Riproduci Chiudi il player. La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno. Nel primo vero ...altro »
    • Papa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ... - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ...Avvenire.itIl presepe collocato in Piazza San Pietro richiama "la triste e tragica realtà dei migranti sui barconi diretti verso l'Italia. Nell'esperienza dolorosa di questi fratelli e sorelle, rivediamo quella del bambino Gesù, che al momento della nascita non […]
    • Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itCaritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchieAvvenire.itDue i progetti attivati per rispondere all'appello lanciato da papa Francesco: coinvolti gli istituti religiosi e le famiglie. Riproduci Chiudi il player. Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie. Sono 123 i richiedenti asilo e protetti ...altro »
    • Trovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedì - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itTrovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedìAvvenire.itL'ipotesi più probabile è che sia stata investita da un treno. Ma la polizia indaga su un'eventuale violenza. La ragazza, 20 anni, aveva denunciato il furto della borsa poco prima di scomparire. Riproduci Chiudi il player. Il luogo del ritrovamento del ...altro »
    • Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire - Avvenire.it December 7, 2016
      Avvenire.itEsce in un volumetto l'intervista del Papa a AvvenireAvvenire.itVa in libreria il volumetto che raccoglie l'intervista del Papa ad Avvenire, il dialogo con Stefania Falasca pubblicato venerdì 18 novembre e che ora Edb rilancia in una coedizione con il nostro quotidiano, aperta dall'editoriale di monsignor Marcello ...
    • Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itParità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontanaAvvenire.itSono 14mila le frontaliere che ogni giorno si recano dalla regione di Yerbala, nel nord del Marocco. Riproduci Chiudi il player. Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana. Le donne possono dare un contributo essenziale alla lotta contro ...
    • "I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità" - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.it"I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità"Avvenire.itParla il sindaco di Sant'Alessio in Aspromonte, 400 abitanti e 50 ospiti stranieri. "Con l'avvio del progetto Sprar, oltre ai rifugiati sono tornati anche alcuni italiani". Riproduci Chiudi il player. I ragazzi di Sant'Alessio in Aspromonte dur […]
    • Incendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enne - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itIncendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enneAvvenire.itUn ragazzo di 20 anni è morto carbonizzato nell'incendio scoppiato nel campo soprannominato il "ghetto dei bulgari" nella frazione La Pescia, nel comune di Foggia, tra Borgo Mezzanone e Tressanti. L'intervento dei vigili del fuoco è stato richiesto ...altro »
    • Fisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017 - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itFisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017Avvenire.itLegge da 27 miliardi. Via all'Ape. Moody's: prospettive negative. Via libera con 166 sì, 70 no e 1 astenuto. Per l'anno prossimo nuovo taglio delle tasse, dal canone Rai all'evitato aumento dell'Iva. Riproduci Chiudi il player. Fisco, bonus e ...altr […]