( Fadlan uga dayo wixii wanaag ah xumaantana halkeeda uga tag ).

imageKacaankii 4aad:- (1969 – 1990) Waxaa hoggaan u ahaa, Sarreeye Gaas: Maxamed Siyaad Barre iyo saraakiil gadoodsan oo af genbi ku ridday xukuumaddii rayidka aheyd ee markaa talada dalka heysay, waxaana caleemo qoyan ku soo dhoweeyay dad weynihii soomaaliyeed ee indhaha ku wada hayay kacdoonnadii milleteri ee qaaradda afrika inteeda badan wada saameeyay.

Su’aashu waxey tahay ( maxey dhiseen maxeyse dhibeen? ).

Waxey si hufan u adkeeyeen amaankii iyo kala danbeyntii dalka.

Waxey dhiseen isbitaalladii, iskoolladii iyo warshadihii dalka.

Waxaa lagu amaanaa oo xusuus mudan qoristii af soomaaliga iyo ololayaashii horumarineed, sida Ololihii horumarinta reer miyiga, bacaad celintii shalaambood, ololihii raridda iyo dejinta iyo ololayaashii iskaa wax u qabso iyo fatahaaddii biyaha iyo sidoo kale kicintii iyo abaabulkii bulshada ee ku saleysnaa xag dhaqan iyo xag isboorti siyaasadi ay ku milneyd, sidaa darteed soomaaliya gudaha iyo dibaddaba xiddig nuuraya ayey ka aheyd magaceeduna waa sarreeyay.

Dunidu waa lammaane wax qabadkoodii quruxda badnaa ee ay indhuhu ka marqaati kacayeen aragnaye maxey xumeeyeen?.

Su’aashani jawaab gaaban waxaa inaga siinaya suugaan yahan af maal ah oo aad shirb kiisa ka garan kartaan tabashada wixii dhacay, wuxuuna farriin tiisa ku soo koobayaa laba sadar oo ah:-

Jidya jardiino waa dhiseen
Jadiin keyse naga jareen.

Waan filayaa inaad jawaabtaasi uga qanacdeen wax badan oo qoraal lagu sheegi lahaa, ha yeeshee gubaabadeyda wanaagga lehna waxaan ku soo af xirayaa :-

( Fadlan uga dayo wixii wanaag ah xumaantana halkeeda uga tag ).

image Hadaan si kale u sharxo : Hal Sabab Oo Ka Mid Ah 1000-Kii Sababood Oo Lagu Hal Sabab Oo Ka Mid Ah 1000-Kii Sababood Oo Lagu Riday Rajiimkii Siyaad Barre! Rajiimkii Siyaad Barre!

Monday 21 Oktoobar 2013 – Aqriste Moment Media Ethics Online ayaa kusoo gudbineysa, Hal sabab oo ka mid ah 1000kii Sababood oo lagu Riday Rajiimkii Siyaad Barre. Xogtaan ayaadaa kaligeed is fasireysa oo ma ahan mid u baahan Faallo.

Shalay, Dalka Soomaaliya sidaan iyo ka daran buu soo maray ee bal Fikrigiina ka dhiibta Hoos. Xogtaan ayaadaa kaligeed is fasireysa oo ma ahan mid u baahan Faallo.

Rejiimkii Maxamed S. Barre 1990kii Diblomasiyiinta Soomaaliya u joogay Adduunka

Khaarada Waqooyiga Ameerika

Washington (USA) Cabdikarim Ali Omar (Ogaadeen) a nephew of the president and president’s son-in-law
New York (USA) Abdullahi Said Osman (Geri-Koomba, Darood)
Ottawa (Canada) Abdirahman Artan Aden (Mareexaan)
Khaarada Yurub

Roma (Italy) Yusuf Ali Osman (Majeerteen)
Bonn (Germany) Hassan Abshir Farah (Majeerteen)
Berlin (E/Germany) Ahmed Shire Mahamud (Majeerteen)
London (UK) Ahmed Jamac Abdulle (Dhulbahante)
Paris (France) Saciid Haji Mahamud (Dheer) (Dhulbahante)
Brussels (Belgium) Ali Hassan Ali (Warsangeli)
Stockholm (Sweden) Yusuf Haji Said Mahamud (Warsangeli)
Bucharest (Romania) Mahamed Ahmed Tafadal (Warsangeli)
Moscow (USSR) Abdullahi Egal Nur (Mareexaan)
Geneva (Switzerland) Faduma Isaaq Biixi (Mareexaan)
Belgrade (Yugoslavia) Faduma Mahamed Enow (Raxaweyn)
Ankara (Turkey) Hussein Mahamed Bullaale (Habar/Awal Isaaq)
Qaaradda Aasiya

Tokyo (Japan) Dahir Farah Afey (Ogadeen)
Beijing (China) Mahamed Hassan Said (Dhulbahante)
Tehran (Iran) Abdi Shire Egal (Mareexaan)
Damascus (Syria) Hassan Musse Tarey (Mareexaan)
Abu Dhabi (UAE) Adan Hirsi Isse (Mareexaan)
San’a (Yemen) Abdisalan Moallim Diini (Mareexaan)
Karachi (Pakistan) Abdisalam Haji Ahmed Liban (Habargidir)
Baghdad (Iraq) Isse Ali Mahamed “Dheere” (Abgaal)
New Delhi (India) Mahamed Osman Omar (Banaadiri)
Doxa (Qatar) Sharif Mahamed Omar (Banaadiri)
Kuwait city (Kuwait) Abdulqadir Amin Sheikh (Banaadiri)
Riyadh (Saudi Arabia) Ahmed Abdulla Mahamed (Banaadiri)
Muscat (Oman) Mahamed Suban Nur (Gadabursi – Dir)
Qaaradda Afrika.

Nairobi (Kenya) Ahmed Sheikh Mahamud (Mareexaan)
Kampala (Uganda) Mahamed Abdulqadir Warsame (Mareexaan)
Addis Ababa (Ethiopia) Ibrahim Haji Musse (Majeerteen)
Djibouti (Djibouti) Ahmed Jamac Said Xandulle (Mareexaan)
Khartoum (Sudan) Mahamed Sheikh Ahmed Tima-cade (Ogaadeen)
Dakar (Senegal) Ali Abdi Gurhan (Ogaadeen)
Algiers (Algeria) Abdullahi Mahamed Hassan (Ogaadeen)
Lusaka (Zambia) Omar Mahamed Umul (Dhulbahante)
Lagos (Nigeria) Mahamed Sheikh Hassan (Gadabursi)
Tunis (Tunisia) Abdullahi Sheekh Ismail (Biyamaal -Dir)
Tripoli (Libya) Abdirahman Osman Said (Geellle) (Gaadsan – Dir)
Cairo (Egypt) Abdirahman Abdi Hussein (Guulwade) (Reer-Aw Hassan) President’s son-in-law
Qunsuliyadihii Guud

1. Roma (Italy) Ahmed Sugulle Hirsi (Mareexaan)

2. Washington (USA) Mahamud Ali Magan (Mareexaan)

3. Jeddah (Saudi Arabia) Mahamed Ali Omar (Mareexaan

4. Aden (Yemen) Ahmed Aden Omar (Sheekhaal)

5. Dubai (UAE) Abdulqadir Hirsi (leelkase)

Koobniin Iskudarka Diblomaasiyiinta

Beesha | Danjire | Qunsul Guud | La-Taliyaaal
Daarood 27 4 42
Hawiye 3 1 14
Dir & Isaaq 5 – 10
Digil & Mirifle 1 – 3
Beesha 5aad 4 – 3

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s