Muqdisho oo ku Xuquuq Weysay Federal-ka

Muqdisho oo ku Xuquuq Weysay Federal-ka

Muqdisho oo ku Xuquuq Weysay Federal-ka

Muqdisho (Moment Media a ethics ) –    Friday 13 February 2015 13:32    Magaalada Caasimadda u ah Dalka ee Muqdisho ayaa waxaa ay Marka Dhinac laga Fiiriyo Xuquuqdeedii ku La’dahay Federal-ka, waxaana Gobollada kale oo dhan ay yihiin kuwo Helay Maamullo ama Hadda Sameysanaya.

Muqdisho kuma jirto Goobaha ay maamullada Gobollada ee dhanka Federal-ka ah ka Socdaan, Balse waxaa ay leedahay kaliya Maamul Gobol oo ah kii Horayba uga Jiri jiray.

Tan iyo markii uu soo Baxay Qorshaha Maamullada Gobollada Dalka lagu dhisayo waxaa jiray Gobollo ay dhismeen Maamulladoodu, si Sharci ah ama si aan Sharci Aheynba, Balse Muqdisho oo Caasimad u ah Dalku ma aysan Helin Gobollo ay Maamulka Goboleysiga ah ku Darsan Karto.

Dadka ayaa Aaminsanaa inta aysan sida kama Dambeysta ah u Billaaban Dhismaha Maamul Goboleedyadu in Muqdisho ay la Bahoobi laheyd Gobollada Shabeelaha hoose iyo Shabeelaha dhexe, Balse ilaa hadda ma aysan Helin oo waxaa Muuqata in Muqdisho aysan Xuquuq Muuqata ku Laheyn Maamullada Gobollada ee dhismaya.

Muqdisho ma aysan Helin Xuquuqdii ay laheyd ee dhanka Dhismaha Maamullada Gobollada, Waxaa ay tahay Halka laga Abuuro dhismaha maamullada iydiina Baarlamaanka iyo Madaxdu uma aysan Sheegin Halka ay ka Tirsanaan

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s