DAMACII MILILIQ UU DOONAAYAY INUU XAMAR KU QABSADO 1905.

DAMACII MILILIQ UU DOONAAYAY INUU XAMAR KU QABSADO 1905.

DAMACII MILILIQ UU DOONAAYAY INUU XAMAR KU QABSADO 1905.

imageDAMACII MILILIQ UU DOONAAYAY INUU XAMAR KU QABSADO 1905.
 Moment History Society Boqorkii awooda badnaa ee Ethiopian ee la oran jiray Milliq (Ethiopian King Menilek) 1905 waxaa uu soo diray ciidan fardooleey oo gaaraya in ka badan 3000 seder kun si ay u qabsadaan Magaaladda Xamar ( Muqdishu). Inta aysan soo gaarin Magaalada waxay degeen magaalada Balcad ayagoo dad badan oo Soomaaliyeed ku laayay dhulkaas iyo meelaha ay soo mareen.
Weerarkaas waxaa ka hor tagay ciidan Soomaaliyeed uu hogaaminaayay Sultaankii Boqortooyadii Geledi, kasoo meesha ku beeneeyay damacii Boqorkii Ethiopian King Minilek, inuu mar dambe ku fikiro inuu qabsado Xamar.

In the spring of 1905, an Ethiopian force estimated at several thousand well-armed horsemen pushed down the Shabeelle Valley to the environs of Balcad, about a day’s march from Muqdisho” Lee Cassanelli

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s