Masaajida Magaalada Muqdisho

imageMagaalada Muqdisho waxey ku caanbaxday masaajido waaweyn oo taariikh fog leh ,oo ahaan jirtay goobahii cilmiga loo soo doonan jiray lagana baran jiray culuunta kala duwan , waxaan looga imaan jiray geeska afrika oo dhan waxaa masaajidadaas aay ku caan baxday xalaqaadka tafsiirka , Xadiithka , fiqhiga . maamulkii Muqdisho ka jiray waxey ku tartami jireen dhisida masaajida iyo gaabaha lagu barto diinta Islaamka.

Masaajida Muqdisho waxaa ka mid ah :-

1- Masjidka Xamar-Weyne (jaamaca) waxaa leysku wada raacsan yahay inuu yahay masjidka ugu fac weyn magaalada Muqdisho , waxaa masjidkaas la dhisay 630 hijriga , masjidka wuxuu leeyahay 81 tiir .
2- Masjidka Arbaca -Rukun oo ladhisay bartamihii qarnigii 7aad ee hijriga
3- Masjidka Faqrudiin oo la dhisay 667 hijriga , masjidkaan wuxuu ku caan baxay oo dabiyadiisa aay leeyihiin naqshada kala duwan oo aad u qurux badan oo ka sameysan ruqaan
4- Masjidka Axnaafta oo la dhisay qarnigii 7aad ee hijriga , markii gumeysigii Taliyaaniga dalka qabsaday wey dumiyeen masjidkaas waxey ka duldhiseen baar aay u bixiyeen ‘’ BAR SAVOY’’

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s