Isku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

imageIsku Si Wax Ma U Qiimaysan Karnaa?

Moment Media Ethics

Wednesday 3 February 201- Bar AMA Baro- Dawladnimadu waa Hannaan Maamul iyo hab abaabul Bulsheed oo horumarsan, mana jiri karto dunidan cusub Ummad ka maarantaa. Ha ahaatee dawladnimada cusubi dadka Soomaalida wax ay u sidday Hoog iyo Xanuun.

Berigii geelasha gooni gooni loo ka la raacan jiray baa la roonaaye, kolkii wax la isku darsaday waa la is eeday oo la isku halligmay. Awal iyo iyo weligeedba waa la is layn jiray laakiin isku itaal baa la ahaa, dawladnimada ayaa se noqotay awood dheeraad ah oo la isku dilo oo la isku dumiyo.

Dawladnimo waa loo baahnaa waana daruuri, laakiin Soomaalida ayaa Af garan wayday oo si xun ugu dhaqantay dabadeed isku baabbi’isay.

Taladii dalka ee la wada lahaa ayaa la ka la sheegtay dabadeed hubkii, hantidii iyo haybaddii qaranka la isku waxyeelleeyay. Mar kale raadinta awoodda dawladnimada ayaa loo maray waddo walba oo xun.

Labadaa damac ee aan midkoodna qummanayn ayay Soomaalidu ku dhex lunsanayd laga soo bilaabo 1969 ilaa Maanta. Dhaqanxumadaa waxaa jideeyay maamulkii dadqalatada ahaa ee Oktoobar.

Askartii Oktoobar ee talada Soomaaliya haysatay muddadii u dhexaysay 1969 – 1991 Umadda Soomaalida wax ay badeen xanuun iyo halaag aan Qoraal lagu koobi karin.

Ugu horraynba Qof wal oo iyaga sacabka u tumi waaya ama taladooda jeclaan waaya waa ay gawraceen ama god madow ku rideen. Labaatankii Sannadood ee ay dalka haysteen kumannaan iyo kumannaan Qof baa goortii la doono, meeshii la doono iyo sidii la doono qudha looga jaray. Kumannaan iyo kumannaan aan dembi lahayn baa xabsi dheer ku silcay ama la jidhdilay. Kumannaan iyo kumannaan aan waxba galabsan baa dalkooda baqdin uga firxaday oo debedwareeg ahaa.

Kumannaan iyo kumannaan maato ah baa quwaddii ciidanka Jamhuuriyadda la dul marsiiyay oo la xaaqay. Kumannaan iyo kumannaan muwaaddin baa habeen iyo maalin ku noolaa cabsi joogto ah. Kumannaan iyo kumannaan baa si aan sharci ahayn hantidoodii loo la wareegay oo laga bililiqaystay.

Qabiilooyin dhan oo soomaaliyeed baa la isku dayay in awoodda dawladda lagu dabargooyo. Qaar ka mid ah magaalooyinkii dalka ugu waaweynaa baa dambaska laga dhigay. Qaybo dhan oo dalkii Soomaaliya ka mid ah baa dhac iyo boob loo fasaxay. Tolalkii dalka wada lahaa baa la isku hubeeyay oo la isku gumaaday. Waxaas oo dhan waxaa lagu fuliyay awooddii iyo magacii dawladnimada.

Dhagaraha sidaa u waaweyn ugu horrayn waxaa ku eedaysan Askartii isu bixisay kacaanka 21 Oktoobar oo keligood masuul buuxa ka ah wax allaale wixii dhacay welina meelo badan ka socda.

Dembiga sidaa u weyn qofka Kowaad ee if iyo aakhiraba u xidhani waa Maxamed Siyaad Barre oo waxaas hoggaamiye ka ahaa. Cid wal oo taa la fulisayba waa isaga meesha Taariikh ahaan iyo akhlaaq ahaanba ayaandarradaa loo celinayaa.

In ay Soomaalidu dhimatay oo burburtay, in ay dawladnimadii iyo midnimadii luntay, iyo in la ka la dhintay oo dib la isugu iman kari waayay, intaasba isaga ayaa eeddeeda leh.

Bal kelitaliyahaa macangagnimadiisa u fiirso oo, xitaa kolkii ay in badan oo dalka ahi gacantiisa ka baxday, bulshaduna noqotay in uu isagu halaagay iyo in silcaysa, wuu garan waayay in uu qaato waanwaan wax lagu dabaqabto. Weligii maskaxdiisa ku ma soo dhicin in uu talada dalka ee la la lee yahay wadahadal ka galo si wax loo badbaadiyo. Ninkaa xilkasnimo darradiisa intaas baa tusaale ugu filan. Hadhowna isaga iyo Askartii kale ee Oktoobar markii ay wixii oo ayaandarro ah dadkii badeen, dalkiina cadaab ka dhigeen, debedaha ayay u wada yaaceen oo dhulal kale degeen. Waa heerka ugu hooseeya ee ay gaadhi karto Anshaxa iyo garashada Qof Mas’uul sheegtay.

Iyada oo ay sidaa tahay, maanta waxaa jira dad Askartii Oktoobar Ammaana. Dadkaa sidaa yeelaya arrinkoodu haba yaab badnaadee sabab nafsi ah iyo mid dhaqanba waa lagu macnayn karaa. Ta hore waa waxa la yidhaahdo Stockholms Syndrome, waana jirro nafsiyadeed oo Qofka la xanuunjiyaa kii xanuunjiyay u hiiliyo.

Waxaase kale oo jira Dad qudhoodu foolxumadaa kaalin weyn ku lahaa, ama dan yar oo xaaraan ah ku qabay, sidaa darteed Maanta difaacaya. Dad kale dhaqanka Soomaalida ee qabyaaladeed ayay u jabayaan oo tusaale ahaan Maxamed Siyaad Barre iyo madaxdii kale ee maamulkaas ayay qoladooda u arkaan sababtaana eedda ugu diidayaan.

Waxaa kale oo jirta in Soomaalida koonfurta badankeedu wayday nabaddii yarayd ee maamulkaasi iyaga ku addoonsan jiray dabadeed u hilowday. Qoladan dambe kolka ay eegaan Maxamed Siyaad Barre ka dib wixii iyaga ku dhacay ayay dhahaan ”isaga wax dhaama yaaba arkay!”. Waxayse garan la yihiin wax alla wixii dhacay ee ilaa maanta socdaa in ay si toos ah ugu xidhan yihiin Maamulkii Oktoobar oo aanay sinaba uga go’nayn.

Dad baa Af cad ku yidhaahda halgankii Maamulkaa lagu riday gef buu ahaa. Hadalkaasi isaga ayaa ah Gef, fulaynnimo iyo xilkasnimo darro. Qasab iyo sandulle ayay ahayd in la diriro oo xoog la iskaga dul qaado dulmigii uu maamulkaasi Umadda ku hayay. Haddaa ma gunnimadii iyo foolxumadii la ogaa baa la eegan lahaa oo la qaayibi lahaa? Waana dabeecadda nolosha in marka balaayo taas la mid ah la iska furfurayo in dhiig badani qubto oo wax badani dumaan.

U fiirso Dagaalkii Sokeeye ee Maraykanku ku goboobay wixii dad ku halligmay. U fiirso Kacaankii Faransiiska wixii la isku ba’ay. U fiirso meel wal oo dunida dulmi ka jiray oo caddaalad loo gudbay waxa burbur dhacay.

Erayga ”Arxan” macnihiisu waa la damqashada qofka kale, waana dareen asaas iyo muhiim u ah bani aadamnimada, haddii la isu arxami waayana waxaa la noqonayaa dugaag.

Haddaba haddii taladii maamulka Askarta Oktoobar la ammaano, ama godobtiisa la beeniyo, maxaa baroordiiq iyo dhaymo u ah malyuumaadkii Qof ee dadkooda ku waayay ama Qax iyo silic ku mutay gaboodfalkii Askartaa? Nool iyo mood wixii lumay sidee looga samrayaa haddii ay weli jiraan dad jariimadihii dhacay ku faanaya ama kuwii geystay halyeyo ku sheegayaa?

Sidee cafis iyo wada noolaansho u suurtoobi karaan? Nimankii dawladnimadii ka dhigay mishiin cadaab ah oo lagu wada gubtay, qof leh garasho hagaagsan iyo Anshax suubban ma u bannaan tahay in uu weyneeyo? Jawaabtu haddii ay “Haa” noqoto waxaa caddaanaysa in aan arxan jirin iyo in aan isku si wax loo qiimaysan karin.

Haddii garashada Qumman iyo Anshaxa suubban wax lagu wada eegi waayo, oo sidii la doono loo hadlo, waxaa meesha imanaysa isdiiddadii George Orwin ee yaabka badnayd: Dilku waa noolayn, guuldarradu waa guul, gaajadu waa dhereg, silicu waa raaxo, dulmigu waa caddaalad, nacabkuna waa nasteex. Waa sidaa ilaa la helayo si kale oo wax lagu wada qiimaysan karo.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • THE GARISSA GENOCIDE AND THE PLIGHT OF KENYAN SOMALIS SINCE “INDEPENDENCE”.

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Xisbiga Xuriyadda

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated June 25, 2018
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • Osservatore Romano. Dottrina della fede: il «no» alle donne prete è ... - Avvenire.it May 30, 2018
      Avvenire.itOsservatore Romano. Dottrina della fede: il «no» alle donne prete è ...Avvenire.itLo fa con un lungo articolo sull'Osservatore Romano dell'arcivescovo Luis Francisco Ladaria Ferrer, prefetto della Congregazione per la dottrina della fede (Cdf) che verrà creato cardinale il pomeriggio del prossimo 28 giugno, il quale ribadisce con ...Donn […]
    • Da Il Giornale de' letterati all'Osservatore romano. Breve storia del ... - articolo21 June 18, 2018
      Da Il Giornale de' letterati all'Osservatore romano. Breve storia del ...articolo21Le news passano per nuovi canali, sempre più molteplici e di vario genere. di Antonio Tarallo. L'informazione passa per i giornali, quelli che molte volte – in gergo tecnico –vengono chiamati “testate”. Il nome deriva da un fatto assai semplice ...
    • Su Acquarius l'Osservatore Romano chiede più chiarezza all'Unione ... - Farodiroma (Comunicati Stampa) June 12, 2018
      Farodiroma (Comunicati Stampa)Su Acquarius l'Osservatore Romano chiede più chiarezza all'Unione ...Farodiroma (Comunicati Stampa)“La questione immigrazione resta tutt'altro che risolta, soprattutto perchè, come hanno rilevato ieri fonti dell'Unione Europea in merito al caso della Aquarius, la situazione legislativa internazionale non è ch […]
    • Osservatore Romano, attacchi ripugnanti a Mattarella - ANSA.it May 29, 2018
      ANSA.itOsservatore Romano, attacchi ripugnanti a MattarellaANSA.it"Sono il frutto dell'arroventato clima politico di questi giorni gli attacchi, spesso ripugnanti, rivolti al presidente della Repubblica Sergio Mattarella soprattutto attraverso le reti sociali. Oltre a ingiurie, a volte contenenti ignobili riferimenti ...Quegli attacchi ripugnanti a […]
    • Migranti, l'Osservatore Romano mette in risalto le lodi di Salvini al ... - Il Messaggero June 4, 2018
      Il MessaggeroMigranti, l'Osservatore Romano mette in risalto le lodi di Salvini al ...Il MessaggeroCITTA' DEL VATICANO – L'Osservatore Romano mette in risalto le parole del nuovo ministro dell'Interno, Matteo Salvini che a Pozzallo ieri aveva detto che il suo predecessore Minniti ha fatto un «discreto lavoro» sui migranti aggiungendo anch […]
    • Pol - Governo, Osservatore Romano: "Scenario sempre più confuso" - PPN - Prima Pagina News May 30, 2018
      PPN - Prima Pagina NewsPol - Governo, Osservatore Romano: "Scenario sempre più confuso"PPN - Prima Pagina NewsRoma, 30 mag (Prima Pagina News) "Lo spread apre a 270 punti, in calo rispetto a ieri e le borse sembrano riprendere fiato. Ma la crisi italiana è tutt'altro che risolta e lo scenario sempre più confuso". Lo scrive l'Oss […]
    • Bassetti e la legge della fraternità: “Ecco l'effetto della società liquida” - Umbriadomani June 22, 2018
      UmbriadomaniBassetti e la legge della fraternità: “Ecco l'effetto della società liquida”UmbriadomaniCosì esordisce il cardinale arcivescovo di Perugia-Città della Pieve Gualtiero Bassetti, presidente della Cei, nel suo ultimo articolo della rubrica “Dialoghi” de Il Settimanale de «L'Osservatore Romano», in edicola venerdì 22 giugno, consultabile .. […]
    • «Migranti, la soluzione è l'accoglienza» - Il Manifesto June 20, 2018
      Il Manifesto«Migranti, la soluzione è l'accoglienza»Il Manifesto... CAPIRE pienamente la risposta del pontefice – e le forti critiche di Bergoglio al presidente Trump, prima della retromarcia – bisogna leggere quello che avevano dichiarato i vescovi messicani e statunitensi, rilanciato anche dall'Osservatore Romano ...altro »
    • [Il retroscena] La rabbia del Papa contro la prova muscolare di ... - Tiscali.it June 13, 2018
      Tiscali.it[Il retroscena] La rabbia del Papa contro la prova muscolare di ...Tiscali.itIn prima pagina sull'Osservatore Romano è apparso un grande titolo a cinque colonne che riassume un implicito riconoscimento di come poteva terminare positivamente questa vicenda dolorosa: “La Spagna accoglie i migranti del'Aquarius”. Sotto inteso che ...
    • La Segreteria per la Comunicazione diventa Dicastero - Vatican News June 23, 2018
      Vatican NewsLa Segreteria per la Comunicazione diventa DicasteroVatican News... la Segreteria per la Comunicazione si chiami, d'ora in poi: "Dicastero per la Comunicazione". Il Rescritto viene promulgato tramite pubblicazione sull'Osservatore Romano, entrando in vigore da oggi, e quindi verrà pubblicato sugli Acta Apostolicae ...Comunicaz […]
  • RSS avvenire – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated June 25, 2018
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • Il calendario. Un'estate insieme ad Avvenire: le 11 feste da Matera a ... - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itIl calendario. Un'estate insieme ad Avvenire: le 11 feste da Matera a ...Avvenire.itHa appena due anni ma la Festa di Avvenire ospitata a Matera è tra gli appuntamenti più prestigiosi organizzati nella storia del giornale. L'evento di quest'anno si svolgerà da lunedì 25 al 28 giugno in piazza San Francesco d'Assisi della Città […]
    • Nelle chiese. Domenica la raccolta per la carità del Papa. Anche ... - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itNelle chiese. Domenica la raccolta per la carità del Papa. Anche ...Avvenire.itAnche per quest'anno i mezzi di comunicazione della Cei – Avvenire, Tv2000, Radio InBlu, l'agenzia Sir – e i settimanali diocesani associati alla Fisc promuovono la raccolta di offerte dell'Obolo di San Pietro. Per la giornata Avvenire ha diffuso una ... […]
    • Dal 25 giugno al 1 luglio. Matera, la festa di Avvenire per «nutrire le ... - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itDal 25 giugno al 1 luglio. Matera, la festa di Avvenire per «nutrire le ...Avvenire.itCosì Avvenire risponde al suo ruolo di nutrire le coscienze critiche di lettori e simpatizzanti e così la Chiesa locale rende un servizio al suo territorio, inserendosi con autorevolezza nel percorso di avvicinamento al 2019, quando Matera sarà ...
    • Ankara. La Turchia rielegge Erdogan. Al via un'era di pieni poteri - Avvenire.it June 25, 2018
      Avvenire.itAnkara. La Turchia rielegge Erdogan. Al via un'era di pieni poteriAvvenire.itQuesto sito usa cookie di terze parti (anche di profilazione) e cookie tecnici. Continuando a navigare accetta i cookie. Cookie policy. accetta. Avvenire · CEI NEWS · SIR · TV2000 · RADIO INBLU · FISC. seguici su. Sezioni. Migranti · #alpapadirei ...altro »
    • Ordinanaza. Roma spegne le slot: fissate 8 ore di apertura massima - Avvenire.it June 25, 2018
      Avvenire.itOrdinanaza. Roma spegne le slot: fissate 8 ore di apertura massimaAvvenire.itEd è proprio questa la motivazione che la stessa Virginia Raggi sottolinea ad Avvenire, di fronte all'aumento dei casi di ludopatia. «La salute dei cittadini prima di tutto, per questo la nostra guerra al gioco d'azzardo non si ferma», assicura ...altro »
    • Più grandi della colpa / 23. Il gran registro del dolore invisibile (Dio e ... - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itPiù grandi della colpa / 23. Il gran registro del dolore invisibile (Dio e ...Avvenire.itQuesto sito usa cookie di terze parti (anche di profilazione) e cookie tecnici. Continuando a navigare accetta i cookie. Cookie policy. accetta. Avvenire · CEI NEWS · SIR · TV2000 · RADIO INBLU · FISC. seguici su. Sezioni. Migranti · #alpapadirei ...
    • Zingari: Avvenire, “perseguitati da 500 anni” - Servizio Informazione Religiosa June 23, 2018
      Zingari: Avvenire, “perseguitati da 500 anni”Servizio Informazione ReligiosaLo scrive su Avvenire Alessandro Marzo Magno, ricordando i loro “500 anni di persecuzioni”. “Un po' in tutta Italia, e pure nel resto d'Europa, dal Cinquecento in poi gli zingari diventano oggetto di bandi e persecuzioni, ma da nessuna parte accade con ...
    • Le tracce della maturità svolte dagli esperti di Avvenire - Avvenire.it June 20, 2018
      Avvenire.itLe tracce della maturità svolte dagli esperti di AvvenireAvvenire.itDi seguito le tracce della prima prova di maturità svolte dagli esperti di Avvenire.altro »
    • Un tempo di cattivismo senza vergogna. Servono forza, parole e ... - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itUn tempo di cattivismo senza vergogna. Servono forza, parole e ...Avvenire.itMa io mi ostino a sperare che possano averne altrettanto le "pagine intere" che "Avvenire" continua a dedicare da anni alle buone pratiche e alle buone ragioni di un'accoglienza di profughi e migranti economici regolata e lungimirante, come il ...
    • La polizia scopre 33 madri surrogate per «clienti» cinesi - Avvenire - Avvenire.it June 23, 2018
      Avvenire.itLa polizia scopre 33 madri surrogate per «clienti» cinesi - AvvenireAvvenire.itLa clinica è stata scoperta a Phnom Penh. Cinque arrestai. La pratica è vietata dal 2016, ma i traffici continuano. Alle donne erano stati offerti fino a 10mila ...altro »