ADIGA QABIILKAA?! Faallo

imageADIGA QABIILKAA?! Faallo

Bar AMA Baro – Dhowr kun oo sanno dhalshadii Nabiciise CS kahor, Soomaalidu waxay ku nooleed deegaan kooban oo ku sii jeeda Badda Cas waxayna lahaayeen nidaam yar oo ay isku maamulaan una dhisnaa hab doowli ah, koox kastana waxay lahayd xirfad shaqo oo bulshada ay u qabato.

Markii ay burburtay dowladii ayaa kooxdii isku xirfad aheedba dhinac u dhaqaaqday, iyagoo wata magacii xirfada.

Mudda kadib ayaa waxaa na soo gaaray dhaqankii carabta, wuxuuna nabaray kalmada Qabiil oo Afcarabiah, oo intii xirfadu isku keentay la yiri waxaad tihiin qabiil oo waad isla dhalateen, inkastoo anu dhiig isku keenin ee xirfadii dowladii naga burburtay isku keentay.

Hadaba xirfadaha Haya’daha dowladii hore maxay ahaayeen: Gare=Qaaligii .Garjante=dacwad ooge. Garxajis=garsoore. Ciidangale=kaydka ciidanka. Warsangali= sirdoonka. Silcis= ciidanka asluubta. Biyamaal=xeebaleey. Baji-maal=beeraleey Baji oo ah ma guurguure. Tunmaal= xoogsato. Gumasoor=kan haya keydka cuntada ee shacabka., Saran soor=sareeye soore ama marti soore, moorasoor, Murasade=moorasoore, kan haya kaydka qooysaaska.Xawaaadle= kan hawada saadaaliya xiliyada. Ogadeen= oogaaadeen, kan difaaca xuduudaha cirifyada dega. Laylakase=layliye ama tababare fardaha. Owr table=kan Geela rarka bare. Dagoodi=dag oode. (dhul bixiye Geometer ). dir=di’r, golaha odayaasha xaafadda ee loo di’ra manfac sheegto. Mundulood= Mundulood ( kan dhisa guryaha deegaanka). Daarood= daarood, gurya dhise. Engineer. Gudabiirsi=xafiiska nikaaxa. Siwaaqroon =fariin qaade. Rahanweeyn= bulshada iyo xifada kale.

Waqtiyada abaaraha waxaa jirijiray kooxo dowlada deegaankeeda ka banaanka uga soo qaraabo oo xirfado gaar ah loo tababaray sida: Cowl yahan. Deerayahan( waqooyiga) .Biciidyahan. Ugaaryahan (dhumahante).

Cusbayahan( Ciisaha). waxaa kale oo jiray xifado sida : Midgaan=midkii gaanigaahaa, shiish yaqaan ( champion)sniper , xafiiska ilaalada gaarka ah eeboqorka.

Ujuuraan=ujuuruiyoaan=ujuuro waa cashuurta , Aan waa cune ( cashuur Cune waa dowlada) masuul kasta eedow la dameel uga wakill ah ayaa loo yaqiin ujuuraan ee qabiil ma ahayn.Somaalidakoofurta ayaa tiraa: ummaddu waxay u qeeybsantaa labo. Aji( shacab) iyoujuuraan( dowlad).

Dowladana waxaa loo yaqiin so’maal= cad iyo caano = xoola dhaqato Somalidu waxay u taqaan hilibka, maalna caanaha.

Waxaa kale oo jiray Ugaas ama U gaase, difaace oo ahaa taliye gaasdhan. Garaad=wasiir. Gareen = golaha wasiirada tusaale Gareenkii Ujuuraan ayaa yiri, macnaheedu waxay aheed golihii wasiirada dowlada ayaa yiri…

Intii ayna burburin dowladii Soomaalidu waxay lahayd ciidamo u habeeysan, 4 tii -horinba waxaa horjooge u ahaa taliye la yiraa Adeer. Markii la kala yaacayay ayaa koox walba dhinac u dhaqaaqday iyadoo ka kooban taliye Adeer iyo Afartiisii horimood, (4.5 ma laha halkaa ayay ka timid). Waxayna markii dambe la bexeen qabiil la yiraa 4ta ilma hebel iyo adeerkood. ( ma dhici kartaa farac yaroo hal adeer ahiyo walaalkii oo afar wiil oo farcantay dhalay?). si kastaba 4tii horin iyo adeer taliye meel ayeey dageen xirfadiina qabiilkii carabta ayay u badaleen sida:

A 4ta Samatalis Iyo adeerkood = Dige, Yusuf, Abdalle, Faramooge iyo Adeer Walaxmooge AMA Isharabe.
B) 4ta Caroone Ahmed=Ayaanle, Obsiiye,Reer caalin, Babanshe iyo adeer Xassan Ma doorte.
C) 4ta Absame=Ogaden, Jidwaaq, Baalcad,Weeyteen,Iyo Adeer Galimeeys.
D) 4ta IlmaSamaroon=Yusuf,ciise,Subeyr,Maka dooriyo Adeer Gobe.
E) 4ta Ilma Ismaan iyo adeerkood =Abgaal, Wacdaan, Moobleen, Ilaawaay ismaan iyo adeer Hilibi,.
F) 4ta H/gidir iyo adeerkood=Sacad, Cayr, Saleemaan, Saruuriyo AdeerDuduble.
E) 4ta isaaq.4 habarmagaadle iyo 4 habar xabuusheed.
Afar afarta aanu dhalashaahaan ma ay jiraan?mise waa qaabdhismeedkii dowladii hore?

Dhowr kun oo sanokahor ayay jiri jirtay boqotooyadaa xirfadaha ku dhisneed .

Haddii aad fiiriso darbiga taariikhda ay ku qortay boqoradii faraacinada ee Xasabshuut waxay leedahay boqrtooyada Soomalida ee badda cas waxaa xakumayay Boqr lagu magacaabiji ray Baraxoow Raage, laga yaabee kalmada Baraxoo caana ah inay tahay halaaanka keenay in duubabka caana lagu shubo, Raagana ay tahay duco noo raag ah Taariikhda iyo sawira gacmeedyadiisa waxaad kaheli kartaa, taariikhda ganacsi ee faraacinadii hore iyo buugaag uu ka mid yahay ( Baqyatu al- Aamaal). Mudadaa ka horeeysays oo dagitaankii diinta Islaamka iyo tan Masiixiyada ,Soomaalidu sida ummadii kale ee jaahiliga waxay lahaayeen diin dhaqameed u gaar ah oo ay caabudaan sida: waaq, jid waaq kan safarka. barwaaq kan xoolaha. Ceelwaaq kan biyaha. isxiji waaq, Eebe, Faxane, Naruuro, Magan, Nayroos,Yahuu iyo kuwa kale.

Dhamaan magacyadaa oo weli qaar ay Soomaalidu isticmaasho sida marka ay ku leeyihiin: Eebehii ku abuuray ka baq, inkastoo magaca Eebe uuna ku jirin 99 magacyada ALAAH, hadanawaa haraadgii diimahii intaan islaamku na soo gaarin.

Gabgabo, hadiiba qabiildaa aan sheeganayno ay yihiin xirfado dowladii naga bur burtay ay laheed, hadda intii isku xirfad ah ama isku wasaarad ka shaqeeyso maan qabiil ka dhigno, intaad sheegan leheed reer hebel oo aan isku hubinyaa DNA ka qaaday? Ama maan Raxaneeyn wada noqono ayaa daalaga wada helaa qabiilada aan kalas hheganeeyno ee maanta 4.5 loo yaqaan. Hadda adigaqabiilkaa? Xarfadee? Ma waxaa tahay beesha caafimaadka, waxbarshada, ciidanka , ganacsatada, warshadaha, xooladhaqatada, beeraha, maamulka. kuwa aad isku xirfada tihiin miyaad ku beel tahay, kuwa aad isku deegaankat ihiin, kuwa aad isku aragtida tihiin, kuwa aad isku qabiil sheegatiin adiga waa kugu wareereen qabiilkaa?, umaleeynmaayo in qabiil Soomaali kaaga sokeeyo aad ku nacfi doontid kuna magac yeelan doontid, qarana ku noqon doontid.

NB.waa aragti qofkeed qoraalkani,waa feker ku saleeysan qofba sida ay ula muuqato, waxaad xaq u leedahay inaad kuligii beeniso, ka saxdo khaladaadka, wax ka bedesho, wax kudarsato, aragtidaada xor ayaad u tahay.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Dr. Ibrahim H. Abukar For President

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - Adnkronos - Adnkronos December 5, 2016
      AdnkronosOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - AdnkronosAdnkronos"Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di ...L'Osservatore Romano sintetizza le difficoltà future, troppe divisioni ...Il MessaggeroRefe […]
    • Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ... - Servizio Informazione Religiosa December 8, 2016
      Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ...Servizio Informazione ReligiosaLa formazione dei sacerdoti deve essere “rilanciata, rinnovata e rimessa al centro”. Questo, sottolinea il cardinale Beniamino Stella a L'Osservatore Romano, è.altro »
    • Silence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin Scorsese - Avvenire.it November 30, 2016
      Avvenire.itSilence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin ScorseseAvvenire.itL'intervista viene pubblicata dall'Osservatore Romano. Ed è stata rilasciata dal regista americano dopo l'incontro con Papa Francesco che ha raccontato di aver letto «Silenzio», il libro di Shusaku Endo da cui è stata tratta la sceneggiatura del film […]
    • Osservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi” - SiciliaInformazioni.com December 5, 2016
      SiciliaInformazioni.comOsservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi”SiciliaInformazioni.com“Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di una sconfitta forse inattesa nella sua dimensione”. E' quanto sottolinea l'Osservatore . […]
    • L'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ... - Meteo Web December 2, 2016
      Meteo WebL'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ...Meteo WebL'Osservatore Romano apre in prima pagina con titolo “Apocalisse climatica“. “Il mondo – scrive il quotidiano della Santa Sede – è sull'orlo di un'apocalisse ...altro »
    • Bagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ... - ilgiornaleditalia December 5, 2016
      ilgiornaleditaliaBagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ...ilgiornaleditaliaL'Osservatore Romano, che nell'edizione appena andata in edicola nel pomeriggio di lunedì dedica al voto referendario il titolo di apertura "Renzi al Quirinale per presentare le dimissioni", scrive tra l'altro […]
    • “Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ... - gonews November 28, 2016
      gonews“Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ...gonewsCosì, il leonardista e direttore del Museo Ideale 'Leonardo' di Vinci, Alessandro Vezzosi richiama l'attenzione su un articolo pubblicato ieri, 27 novembre, sull'Osservatore Romano in cui si avvalora un nuovo studio dello storico dell'arte Luca […]
    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - iL Meteo December 5, 2016
      Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi"iL MeteoOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi". "Tenuto conto anche della complessità della materia sulla quale si richiedeva il parere degli italiani, è opinione condivisa che il voto sia diventato fatalmente un giudizio sull'operato del capo del ...
    • La Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ... - La Stampa December 7, 2016
      La StampaLa Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ...La StampaLeali, per nulla rigidi, mai ipocriti e con il «senso del bello». È l'identikit del prete doc come viene tratteggiato nel nuovo documento sulla vocazione presbiteriale ...Santa Sede: promulgato “Il dono della vocazione presbiterale” per la ...Servizio Informaz […]
    • Papa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli Romani - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itPapa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli RomaniAvvenire.it«Non mi sorprese affatto – ribadisce il cardinale, che ebbe modo di conoscere Bergoglio durante il suo impegno come nunzio apostolico in Bolivia –, anche perché mi aveva confidato anni prima che la Basilica della Salus Populi Romani era una tappa ...
  • RSS avvenire – Google News

    • Papa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdoti - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdotiAvvenire.it8 dicembre Immacolata Concezione, una storia di bellezza. Andrea Galli. In libreria Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire. Francesco Ognibene. Intervista al giornale belga Papa: sì a Stato laico, no a laicismo e fondamentalismo. Primo ...altro »
    • La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itLa mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugnoAvvenire.itIl segretario: mi fido di Mattarella, mai un esecutivo contro di me. Domenica colloquio decisivo con il Colle. L'alternativa è Delrio. Riproduci Chiudi il player. La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno. Nel primo vero ...altro »
    • Papa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ... - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ...Avvenire.itIl presepe collocato in Piazza San Pietro richiama "la triste e tragica realtà dei migranti sui barconi diretti verso l'Italia. Nell'esperienza dolorosa di questi fratelli e sorelle, rivediamo quella del bambino Gesù, che al momento della nascita non […]
    • Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itCaritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchieAvvenire.itDue i progetti attivati per rispondere all'appello lanciato da papa Francesco: coinvolti gli istituti religiosi e le famiglie. Riproduci Chiudi il player. Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie. Sono 123 i richiedenti asilo e protetti ...altro »
    • Trovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedì - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itTrovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedìAvvenire.itL'ipotesi più probabile è che sia stata investita da un treno. Ma la polizia indaga su un'eventuale violenza. La ragazza, 20 anni, aveva denunciato il furto della borsa poco prima di scomparire. Riproduci Chiudi il player. Il luogo del ritrovamento del ...altro »
    • Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire - Avvenire.it December 7, 2016
      Avvenire.itEsce in un volumetto l'intervista del Papa a AvvenireAvvenire.itVa in libreria il volumetto che raccoglie l'intervista del Papa ad Avvenire, il dialogo con Stefania Falasca pubblicato venerdì 18 novembre e che ora Edb rilancia in una coedizione con il nostro quotidiano, aperta dall'editoriale di monsignor Marcello ...
    • Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itParità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontanaAvvenire.itSono 14mila le frontaliere che ogni giorno si recano dalla regione di Yerbala, nel nord del Marocco. Riproduci Chiudi il player. Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana. Le donne possono dare un contributo essenziale alla lotta contro ...
    • "I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità" - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.it"I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità"Avvenire.itParla il sindaco di Sant'Alessio in Aspromonte, 400 abitanti e 50 ospiti stranieri. "Con l'avvio del progetto Sprar, oltre ai rifugiati sono tornati anche alcuni italiani". Riproduci Chiudi il player. I ragazzi di Sant'Alessio in Aspromonte dur […]
    • Incendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enne - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itIncendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enneAvvenire.itUn ragazzo di 20 anni è morto carbonizzato nell'incendio scoppiato nel campo soprannominato il "ghetto dei bulgari" nella frazione La Pescia, nel comune di Foggia, tra Borgo Mezzanone e Tressanti. L'intervento dei vigili del fuoco è stato richiesto ...altro »
    • Fisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017 - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itFisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017Avvenire.itLegge da 27 miliardi. Via all'Ape. Moody's: prospettive negative. Via libera con 166 sì, 70 no e 1 astenuto. Per l'anno prossimo nuovo taglio delle tasse, dal canone Rai all'evitato aumento dell'Iva. Riproduci Chiudi il player. Fisco, bonus e ...altr […]