Halkan ka dhegeyso Taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Cali Samatar

image

MAXAMED CALI SAMATAR OO KU GEERIYOODAY DALKA MARAYKANKA

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.


Washington – Waxaa dalka Maraykanka ku geeriyooday bishan Ogost 19, 2016 Alle naxariistii jano haka waraabiyee Jen. Maxamed Cali Samatar oo ka mid ahaa golahii sare ee Kacaanka ee xukunka kala wareegay dowladdii rayidka ahayd 21 Okbtoobar, 1969.

Marxuum Maxamed Cali Samatar ayaa jagooyin kala duwan ka soo qabtay muddadii ay ciidamadu ka talinayeen Soomaaliya, jagooyinkaasi oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Difaaca iyo Madaxweyne xigeenka 1waad ee xukuumaddii Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre.

Bahda Moment Media IQRA News waxay marxuum Maxamed Cali Samatar Alle uga baryaysaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo, eheladiisana ka siiyo Samir iyo Iiman. Aamiin

Bahda Moment Media IQRA News ayaa si gaar ugu Tacsiyeeyay Wasiirka wasaaradda haweenka iyo horumarinta xaquuqda Aadanaha ee Soomaaliya Sahro Cali Samatar oo aabaheed Marxuum Samatar ku geeriyooday Dalka Mareykanka.

Booqo buugga tacsida Gen. Maxamed Cali Samantar

image

Zahra Mohamed Ali Samantar,

Halkan hoos ka dhegeyso Taariikh nololeedkii Marxuum Maxamed Cali Samatar

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s