Musuqmaasuq ama laaluush Waa cudur aan daawo lahayn

cropped-image11.jpg

August 29, 2016 by africorruption
Musuqmaasuq ama laaluush Waa cudur aan daawo lahayn

IQRA:
SOMALIA AGAINST CORRUPTION MOVEMENT


Saameyn intee la’eg ayaa ka dhalan karta lacagtii laga xaday Bankiga Dhexe?

August 29, 2016 –Markii ugu horeysay Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ee Dalka Bashiir Ciise Cali ayaa Khamiistii aynu soo dhaafnay wuxuu shaaciyay in Qasnada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Bankiga Dhexe laga xaday lacag dhan $ 530,000, waxaana uu ku eedeeyay arintaasi in uu ku kacay Qasanajigii hayay furaha Bankiga Dhexe ee Dalka.

Wuxuu sheegay Laamaha amniga ee Dowladda, Nabad Sugidda iyo CID-da in ay ku wargeliyeen shaqsigaasi lacagta ka xaday Bankiga Dhexe si ciidanka amniga ay gacanta ugu soo dhigaan.

Bashiir Ciise Cali Gudoomiyaha Bankiga Dhexe ayaa sidoo kale sheegay lacagta lagala baxay Bankiga Dhexe in loo maray in lacag faalso ah la geliyo Qasnada Dowladda lacagta nadiifka ahna lagala baxay, balse baaritaan ay sameeyeen kadib arintaasi ku ogaadeen.

Iyadoo xilligan Dalka uu ku jiro Marxalad kala guur ah islamarkaana Dalka uu isku diyaarinayo Doorashada Madaxtinimada ayaa xubnaha Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya waxa ay sheegeen iyagoo ka falcelinaya lacagata lagala baxay Bankiga in ay u yeereen Gudoomiyaha Bankiga Dhexe Bashiir Ciise Cali si ay wax uga weydiiyaan lacagta lagala baxay Bankiga Dhexe.

Moment HISTORY Society

Geesigii Maxamed Cabdulle Xasan “Sayyidka” oo halgan ku xeel dheeraa, gabayadana ku caan baxay ayaan maqlay in uu yiri: “Musuqmaasuq Soomaali waa Meheredoodii, Kolba Midab ayay kula Imaan Maalin iyo Leel…”Sayyidka waxuu geeriyooday sannadka markuu ahaa 1920 kaddib markuu la dagaalamay muddo labaatan sano isticmaarka. Waxaa la yiraahdaa: “Soomaalida Been waa Sheegtaa, Laakin Been kuma Maahmaado.”

Sannadka markuu ahaa 1943, Xamar waxaa laga aasaasay xisbiga SYC (Somali Youth Club) oo markii dambe magaciisa loo beddelay SYL (Somali Youth League). Xisbigaas mabaa’diisa waxay ahaayeen labo:a) In la diido gumeysigii Taliyaaniga in uu dalka dib ugu soo laabto;b) In la helo midnimada dhulalka Soomaaliyeed oo gacmaha shisheeye ku jiren.Sannadka markuu ahaa 1948 bishii Jannaayo 11dii bannaan bixii lagu diidanaa soo noqoshgada Taliyaniga waxaa ku dhimatay gabar la yiraahdo Xaawo Taako, oo sida aan filaahyo taariikhda lagu wada maqlay ama ay weli noolyihiinba qaar ka mid ah dadkii markaas joogay. Bishii Oktoobar 5da ee sannadka 1949 bannaan baxii ku magac baxay Dhagaxtuur waxaa ku dhintay dad fara badan oo ka mudaaharayi war ku saabsanaa in Taliyaani dib loogu soo celinaayo dalka.Bishii Nofember 21da ee 1949 Qaramada Midoobay waxay go’aamisay in Taliyaanigii ay Leegada iyo ummadda Soomaaliyeed, min Xamar ilaa Xarar, ay diidaayeen in uu noqdo Xaakimka gobolkii uu horey u gumeysan jiray oo markaas la geliyay Wasaayadda Qaramada Midoobay (UN Trusteeship).Go’aankaas markuu soo baxay ayaa Leegadii oo mawqifkeeda ayaa sida aan xagga hore ugu soo sheegay, ayaa koox ka mid ahaa isla xibsiga oo Taliyaaniga la heshiiyay, iyagoo loo ballan qaaday in jagooyin Wasiirnimo iyo wax kale la siinaayo. Halkaas ayay Leegadii laba u kala jabtay.Musuqmaasugii markaas soo bilawday waxuu soo dhexgalay dawladnimadii la qaatay 1dii July 1960 ilaa sharaftii iyo haybadii ka aasmeen oo dalkana loo bixiyay magaca “Qabrigii Deynta Shisheeye.” Bishii Oktober 15dii 1969, Allah ha u naxriistee, waxaa la dilay Madaxweynii dalka, Dr. Cabdirashid Cali Shermarke.Kulankii ay Leegana ama SYL rabtay in ay ku doorato ninkii ku fadhiisan lahaa kursigii uu ka tagay Dr. marxuum Cabdirashid waxaa lagu tilmaamay sida suuqa xoolaha oo kale oo ganacsiga codka xubnaha xisbiga ee Baarlamaanka iyo dawladda gor-gortan xoog leh dhexmaraayay. Laaluushka ama “corruption” qiimahiisa waxuu gaaray 100.000 Shilling Soomaali codkiiba.Waxaa is weydiin leh, Madaxweynehii lagu doorto “Cod” ama “Vote” ay Dawladda laaluush ku gadatay iyo Xubin Baarlamaan oo laaluush qaatay codkiisa Madadweynehii ku soo baxo, xalaal ma noqon karaa?Habeenkaas, sida la sheegay, oo ay dawladda iyo xubnaha Baarlamaanka ee xisbiga Legada ku gor-gortamaayeen xarunta dhexe ee SYL, in goobtaas ay joogeen saraakiil sare ee Ciidamada Qalabka Sida oo arkaayi ama maqlaayi waxa halkaas ka socday.Subaxnimadii la rabay in Baarlamaanka kulmo si loo doorto Madaxweyne cusub, ayaa Ciidamada Qalabka Sida, dawladdii jirtay ku af-gambisay kacaankii loo bixiyay “Kacaan aan Dhiig ku Daadan” ama “Revoluzione senza spargimento di sangue”, 21kii Oktober 1969.
Kacaanka waqtigiisa hore, madaama xamaasad weyn jirtay in lala dagaalamo musuqmaasuqa iyo laaluushka, dawladda kacaanka waxay sheegtay in labadaba la “aasay”. Hase yeeshee, waqti ka bacdi, dib ayay ugu soo laabteen halkoodii iyagoo weliba xididdo kuwii hore ka sii adag leh ilaa ay dawladdii kacaanka lafteeda la degaan.Sida lagu soo qoray warbixin ay soo saartay hay’adda la yiraahdo Transprency Inrternational, Soomaaliya musuqmaasuq nimada waxay ka gashay heerka kowaad ee adduunweynaha.Maanta waxaa la maraayaa sidii lixdameydii oo kale oo si loo helo kursiga madaxweyneha musuqmaasuq iyo laaluush fara badan la isla dhexmaraayo murashaxiintii iyo xubanaha Baarlamaanka dhexdooda. Wax qarsoon ama wax laga xishoonaayo jiraan.Wakiilka wakaaladda wararka ee AP (Associated Press), Jason Straziuso, oo Nairobi ku sugan, waxuu qoray bisha July 14, 2012 in “madaxda adduunka, min Afrika ilaa America iyo Yurub ay leeyihiin in walwal ku saabsan hadidaad iyo musuqmaasuq ay wax yeloohaayaan xulkii xubnaha baarlamaanka Soomaaliiyeed oo ah hawl aan weli dhammaanin iyadoo waqtigii ay Qaramada Midoobay qabsatay wax toddobaad ka yar ka haray.
Wakiilka AP waxuu warkiisa ku daray in Safaaradda Maraykanka ay ku sheegtay war-saxaafadeed “in ay la qabto Ururka Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay walwalka ku aadan in ay ka jiraan ‘warbixinno badan oo la rumeysan karo oo ka hadlaayo handidaad iyo musuqmaasuq’ xulidda xubnaha Baarlamaanka dalka.”Madax meel ka sareyso haddiis jirin madaxda Midowga Afrika iyo kuwa Qaramada Midoobay iyo Maraykanka cid ka sareyso ma jiri karaa? Haddii ay intooda isku raaceen iyo waxii kale meelahaas laga shee-sheegaayay, madaxweynehii ka soo baxo doorashada maalmo gudahooda la qaban doono, waxii ka soo baxo waxii ay noqon doono Ilahay ayaa yaqaan.Qof kursigiisa lacag ku gatay cidna – dad ama dal – ixsaan uma haayo. Xubinkii Baarlamaanka haddeer dhashay oo intaan la buun-buuninaayay in uu ahaado qof nadiif ka ah waxyaalaha dalka la degay, hadduu igu noqdo asigana mid calooshiis u shaqeyste ah, marka ummadda maxaa u ugu haray keydkeeda.
Musuqmaasuq iyo laaluush waa labada shey ee dalka iyo noolasha mujtamaca ugu xun. Dalka iyaga ayaa burburiya; damiirka qofka bani-aadankana iyagaa burburiya.Sannadihii dambe ee 1970dii Madaxweynahii hore ee Tanzania, Julius Nyerere, waxuu go’aamiyay in Soomaalida laga saaro dalkiisa, asigoo ku eedeeyay in dalka Tanzania ay ku beereen musuqmaasuq iyo laaluush. Nyerere waxaa laga sheegay in uu yiri “Soomaalida waxay nagu sameeyeen, isticmaarkana naguma sameynin.”
Safaaradda waxaa qasab ku noqotay in ay dawladda Soomaaliya warsato in ay keento dayaarad gaar ah oo duulimaad badan gasha si dadkaas dib loogu celiyo Soomaaliya.Dawladdii rayidka ahayd ee la doortay 1960, markay Baarlamaanka sharci keensato xubhana waxay siin jirtay, kolba sida ay u kala sareyso ahmiyadda sharciga la rabo in gudbiyo; laaluush lacag cadaan ah ama shatiga keenida iyo dhoofinta alaabta (Import/Export Licence) oo iyagana ka sii iibin jireyn ganacasata ajanibta ah oo dukaamada ku laahay dalka gudahiisa si alaab dibadaha uga keensadaan.
Soomaalida musuqmaasuq iyo laaluush midkoodna wax weyn uma yaqaaniin. Magac gaar ah ayaa loo bixiyay oo ah “Hawl Fududeyn”.Maanta dadka la isku halaynaayo in ay xaalada wax ka beddelaan waa xubnaha cusub oo aqoonta leh oo dhaqaale ahaanna dhaamaan kuwa dalka gudahiisa ka soo galay Baarlamaanka. Waa dadka laga rabo in ay ka xishoosiiyaan kuwa laaluusha bixiya oo ay diidaan marka loola yimaado arrimaha noocaas.
Sida la isaga ilaaliyo waxay ku xiran tahay damiirka qofka, maxaa yeelay musuqmaasuqa iyo laaluushka faqiir iyo maal qabeen ma u kala baxsana. Faqiirka dhakhligiisa yaryahay, haddii kharajkiisa ka badan yahay inta soo gasho, si baahidiisa u daboolo waa ku qasban yahay in uu ilo kale wax ka jarsado.
Maal-qabeen oo aan iimaan lahayn, haduu million haysto waxuu u malaynaayaa in aan ku filneen. Markuu wax badan heloba siyaado ayuu sii rabaa.Barlamaanka dadka cusub soo galay rajada laga qabo waxay talay in aay shacabka tusaan wax yar oo is beddel oo dhanka wanaagga ah marka ay hawshooda galaan. Idinka ayaa ah ilaaladii danaha guud ee dalka iyo dadka.
Dalka waxuu ku jiraa dagaalkii jaatka oo dad badan oo isugu jira shacabka iyo dad sare ay dhulka la gashay. Laakin iyaga isma oga. Musuamaasuq iyo laaluush haddii loo barto iyagana dhibatadooda ayay leyihiin. Wax badan ayaa dhacay waqtiyahaan dambe, wax kalena waa soo socdaan. Soomaalida waxaay tiraahdaa: “Af wax cuni, Xishoy”.

Share this:
Press ThisTwitterFacebookGoogle

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • THE GARISSA GENOCIDE AND THE PLIGHT OF KENYAN SOMALIS SINCE “INDEPENDENCE”.

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Xisbiga Xuriyadda

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated December 16, 2017
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • VATICANO/ Qual è il vantaggio di una "newsroom" rispetto all ... - Il Sussidiario.net December 15, 2017
      Il Sussidiario.netVATICANO/ Qual è il vantaggio di una "newsroom" rispetto all ...Il Sussidiario.netIl cambiamento nel settore media si sta facendo più accelerato e intenso ovunque. Anche in Vaticano. Dove la parola d'ordine è razionalizzare.FarodiRoma Biotestamento. L'Osservatore Romano è pacato: "legge ...Farodiroma (Comunicati Sta […]
    • Media vaticani, Viganò: una redazione unica per tutti i canali - La ... - La Stampa December 13, 2017
      La StampaMedia vaticani, Viganò: una redazione unica per tutti i canali - La ...La StampaTra pochi giorni il lancio in versione “beta” del portale www.vaticannews.va. Da gennaio l'accorpamento de L'Osservatore Romano. «Il Papa è d'accordo»Mons. Viganò: «Social, tv, giornale e radio: così cambiano i media ...Corriere della SeraEcco come saranno […]
    • Perché secondo l'Osservatore Romano sul fine vita il Papa innova - Formiche.net November 18, 2017
      Formiche.netPerché secondo l'Osservatore Romano sul fine vita il Papa innovaFormiche.netAffannarsi a tener bordone alle strumentalizzazioni politiche spremute dalle parole che Papa Francesco ha consegnato al convegno ospitato in Vaticano sul fine-vita? Il netto del discorso di Jorge Mario Bergoglio va accolto per quello che è: non una ...
    • Società: card. Bassetti su L'Osservatore Romano, disoccupazione ... - Servizio Informazione Religiosa December 7, 2017
      Società: card. Bassetti su L'Osservatore Romano, disoccupazione ...Servizio Informazione ReligiosaNel “vissuto quotidiano dell'Italia” sono presenti diverse forme di povertà, “ma sono almeno tre le emergenze che fanno suonare un campanello di allarme”. Lo scrive il card. Gualtiero Bassetti, arcivescovo di Perugia–Città della Pieve e presidente ...a […]
    • Papa Francesco: Vian (“L'Osservatore Romano”), “l'importante è che ... - Servizio Informazione Religiosa December 7, 2017
      Servizio Informazione ReligiosaPapa Francesco: Vian (“L'Osservatore Romano”), “l'importante è che ...Servizio Informazione Religiosa“L'importante è che 'il messaggio arrivi'”: “La prima risposta del Papa nella conversazione con i giornalisti, consueta durante il volo di ritorno nei viaggi internazionali, va ben oltre la questione dei […]
    • L'Osservatore Romano: dedicato al potere simbolico del corpo ... - Servizio Informazione Religiosa December 1, 2017
      L'Osservatore Romano: dedicato al potere simbolico del corpo ...Servizio Informazione Religiosa“Donne Chiesa Mondo”, il mensile de “L'Osservatore Romano”, dedica il numero di dicembre a “Il potere simbolico del corpo delle donne”. In copertina la celebre immagine della donna che in Louisiana, durante gli scontri fra afroamericani e polizia, sola .. […]
    • Siria, l'incontro Assad-Putin visto dall'Osservatore Romano - Formiche.net November 22, 2017
      Formiche.netSiria, l'incontro Assad-Putin visto dall'Osservatore RomanoFormiche.netIn Siria le operazioni militari contro i terroristi si stanno avvicinando alla fine ed “è arrivato il momento di lavorare per una soluzione politica della crisi”. È quanto ha dichiarato ieri il capo di stato russo Vladimir Putin rivolgendosi al ...altro »
    • Bestemmia in tv: L'Osservatore Romano contro la Rai - Taranto in Diretta (Blog) December 15, 2017
      Bestemmia in tv: L'Osservatore Romano contro la RaiTaranto in Diretta (Blog)“L'Osservatore Romano”, il giornale del Vaticano, si scaglia contro la Tv di Stato con un titolo violento: «Fuori controllo». «La televisione, pubblica o privata che sia, per acquisire una dimensione social a tutti i costi rischia di divenire uno ...
    • Frate Emiliano e la frase del Papa: “Non sparlate degli altri” - Rete8 December 16, 2017
      Rete8Frate Emiliano e la frase del Papa: “Non sparlate degli altri”Rete8Frate Emiliano Antenucci incontra il Papa e gli dona una copia dell'Icona della Vergine del Silenzio. Il Pontefice vi scrive dietro: “Non sparlate degli altri” e la pone nel Palazzo Apostolico. Frate Emiliano è da un anno e mezzo circa guardiano del ...
    • Anche il Vaticano punta sulla trasformazione digitale - 01Net December 15, 2017
      01NetAnche il Vaticano punta sulla trasformazione digitale01NetDal primo gennaio il percorso si completerà con l'accorpamento dell'Osservatore Romano, del Servizio Fotografico e della Tipografia Vaticana. La diffusione dei contenuti avviene secondo un approccio complementare ai media. Questo approccio è stato ...I mass media del Papa dal 31 dicembr […]
  • RSS avvenire – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated December 16, 2017
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • La vicenda. Abusi, la Curia di Milano: false ricostruzioni su un caso ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itLa vicenda. Abusi, la Curia di Milano: false ricostruzioni su un caso ...Avvenire.itReplica a un articolo che chiama in causa l'attuale arcivescovo Delpini e il vescovo Tremolada. "Nessuna copertura, ma intervento immediato". Vittima un quindicenne. Il prete è sotto processo. L'ingresso dell'arcivescovado di Milano in piaz […]
    • Biotestamento, ecco cosa prevede la nuova legge. E cosa non va - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itBiotestamento, ecco cosa prevede la nuova legge. E cosa non vaAvvenire.itOgni persona maggiorenne in previsione di una futura malattia che la renda incapace di autodeterminarsi può, attraverso le Dat, le disposizioni anticipate di trattamento, esprimere le proprie preferenze sui trattamenti sanitari, accettare o rifiutare ...altro »
    • Australia: pedofilia tragedia nazionale. Le richieste alla Chiesa - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itAustralia: pedofilia tragedia nazionale. Le richieste alla ChiesaAvvenire.itLa Commissione d'inchiesta che dal 2012 indaga su decine di migliaia di casi: il 60% delle vittime in ambito religioso. «Si rivedano le regole sul celibato»Malcolm Turnbull - WikipediaWikipediaIl Papa: “Non firmerò mai la grazia ai pedofili”In Terristutte le notizie ( […]
    • Televisione. «Sarà Sanremo», i giovani in gara per un posto al ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itTelevisione. «Sarà Sanremo», i giovani in gara per un posto al ...Avvenire.itSedici giovani si sfideranno in diretta da Villa Ormond, ma solo sei di loro avranno la possibilità di esibirsi sul palcoscenico del Teatro Ariston. Il boom di “X Factor” con la vittoria di Licitra. Il palco dell'Ariston nell'edizione di Sanremo 2017 ...altro » […]
    • Il killer di Budrio. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo» - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIl killer di Budrio. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo»Avvenire.itL'uomo ha ingaggiato un conflitto a fuoco con la Guardia Civil prima d'essere arrestato. In Italia aveva già commesso due omicidi. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo». Ha sparato e lottato fino alla fine Igor “il russo”, il killer di ...altro » […]
    • Indonesia. Terremoto a Giava. «Crolli e vittime» - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIndonesia. Terremoto a Giava. «Crolli e vittime»Avvenire.itLa magnitudo è stata di 6.5 e la scossa è stata sentita per 20 secondi anche nella capitale Giacarta. Allerta tsunami, poi revocata. Una casa gravemente danneggiata dalla scossa sismica (Ansa). La forte scossa di terremoto di magnitudo 6.5 registrata ...altro »
    • Il viaggio / 6. A Beirut una sartoria per ricucire le esistenze delle ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIl viaggio / 6. A Beirut una sartoria per ricucire le esistenze delle ...Avvenire.itNel vecchio palazzo a Sad el-Baouchriyé, nord di Beirut, anche Sara, 64 anni, sposta lenta gli scatoloni pieni di vestiti. Con lei altre compagne di lavoro organizzano quello che alla Boutique sociale di Arc en ciel, la più importante Ong libanese ...altro »
    • No, non è un bel giorno. La legge sulle Dat, i soldati in Niger - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itNo, non è un bel giorno. La legge sulle Dat, i soldati in NigerAvvenire.itPerché è del tutto chiaro che esse intendono raddoppiare la barriera frettolosamente e imperfettamente costruita nel Mediterraneo di fronte alla Tripolitania e alla Cirenaica per sigillare le violenze e le sopraffazioni dei rinchiusi nei piccoli e ...altro »
    • Editoria cattolica, guai e gioie: Famiglia Cristiana digiuna, Avvenire ... - Affaritaliani.it December 15, 2017
      Affaritaliani.itEditoria cattolica, guai e gioie: Famiglia Cristiana digiuna, Avvenire ...Affaritaliani.itPer Famiglia Cristiana i tempi d'oro sono finiti. In una crisi generalizzata, l'unico giornale cattolico che dia buoni risultati, per ora, è Avvenire. I numeri.altro »
    • «Sulle Dat faremo obiezione di coscienza» - Avvenire - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.it«Sulle Dat faremo obiezione di coscienza» - AvvenireAvvenire.itIl direttore dell'Ufficio nazionale di pastorale della salute: valutazione non positiva. Nasceranno contenziosi, si lascia morire chi soffre. Una norma sul fine vita poteva essere utile, ma non questa.altro »