Saadaasha Doorashada Soomaaliya 2016

img_5853Saadaasha Doorashada Soomaaliya 2016

Posted on October 21,2016 Moment HISTORY Society


Moment HISTORY Society 21 October 2016 | Waxaa lagu wadaa in ay doorasho xilka madaxtinimada Soomaaliya ka dhacdo gudaha Soomaaliya markii labaad sida qorshuhu yahay iyadoo ilaa 16 musharax ay hadda u taagan yihiin xilkaas musharixiintaas oo isugu jira kuwo aad u cadcad rajadooduna ay fiican tahay iyo qaar kale oo badan oo aan qiyaasayo inay isu soo sharaxeen haleey ogaado taasoo ay ku muujinayaan sida wayn ay uga soo horjeedaan maamulka uu Xasan Sheekh Madaxda ka ahaa 4tii sanno ee la soo dhaafay kuwaasoo aan qiyaasayo inaysan haba yaraatee aysan suurto gal ahayn inay hal cod xitaa ka heli doonaan labada aqal ee la dhisi doono.

imageimg_5794

Waxaa la yiri nin ayaa wiil uu dhalay uga doonay oday ay waqti dheer wada deganaayeen gabartiisaa, odayga wiilka dhalay oo ahaa oday sabool ah waxaa uu xil iyo xoolo ka haystay hal sac iyo wayl maalintaa u dhalatay.
Odaygii oo ku kalsoon in ninkan saaxiibkiis ah waqtiga dheerna is yaqaaneen ayaa ku yiri odaygii gabadha dhalay waxaan rabaa inaad gabadha na siisid oo wiilkaygaan u rabaa, kedibna odaygii gabadha dhalay ayaa shirbay wuxuuna yiri:-

“ Sakaar gabdhood salaaxidiis ma sahlanee Sac wayl leh keen “
Odaygii wiilka dhalay oo ogaa inaan wax kale u hari doonin ayaa ku jawaabay:-

“ Lo’ aan ka dhiibo laashimoow laba-labo isu leefi meeyso “
Marka waxaan halkaan ku saadaalinaayaa raga aan is leeyahay inay rajaddoodu fiican tahay iyo noocyada ay yihiin.

 Jibriil Ibraahim Cabdulle waa 47 jir wuxuuna ku dhashay kuna qaatay waxbarashadiisa hoose iyo sare Muqdisho, burburkii Soomaaliya kedib wuxuu ku noolaa wadanka Canada isagoo waxbarshadiisa heerka jaamacadeed ku qaatay jaamacadda Carleton University ee ku taala Otawa caasimadda Canada. Intuu joogay wadanka Canada wuxuu ka soo shaqeeyay hay’adaha Cadaaladda Canada, wuxuu kaloo la talin kaga soo shaqeeyay wadanka Sweden, Unicef iyo hay’ado kale oo caalami ah, isagoo haatan madax ka ah hay’adda Cilmi Baarista iyo wadatashiga(Center for Research and Dialogue CRD) hay’addaas oo ay wada shaqayn kala dhaxeeyso Hay’adda caalamiga ah ee qaabilsan heshiishiinta wadammada dagaaladu aafeeyeen (War-torn Societies Project International WSP).

Jibriil waxa uu degan yahay dalka Canada.

Shariif Sheekh Axmed waa 50 jir, wuxuu ku dhashay degmada Mahadaay ee Gobolka Sh/dhexe, waxbarashadiisa dugsiga sare waxa uu ku dhamaystay dugsigii sare ee Sheekh Suufi ee magaalada Muqdishio, burburkii wadanka kedib wuxuu ku noolaa wadamada Sudan iyo Libiya oo uu waxbarsho jaamacadeed ku qaatay, biloowgii sanadkii 2000 ayuu wadanka dib ugu soo laabtay isagoo ka mid ahaa ragii ka talin jiray maxaakiimtii, ciidamadii shisheeye e dowladii C/laahi Yuusuf wadanka soo geliyay wuxuu ka mid ahaa hogaamiyeyaashii muqaawimada ilaa markii danbe sanadkii 2009 uu noqday madaxwayne ku meel gaar ah dowladii lagu dhisay magaalada Jabuuti.

Sheekh Shariif waxa uu degan yahay East Africa.

 Xasan Sheekh Maxamuud waa 60 jir, wuxuu ku dhashay degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan, isagoo waxbarashadiisa hoose ku soo qaatay gobolka Hiiraan, wuxuuna ka mid ahaa ardaydii ka baxday dugsigii sare ee farsamada gacanta ee magaalada Muqdisho, waxaa kaloo uu waxbarasho jaamacadeed u aaday dalka India isagoo shahaado jaamacadeed ka qaatay jaamacadda Bhopal University. Xasan Sheekh waxa uu ahaa shaqsi aan wadanka ka bixin kana soo shaqeeyay hay’addaha waxbarashada ilaa uu markii danbe noqday hogaamiyaha xisbiga Xisbiga Nabadda iyo Horumarinta (The Peace and Development Party) isagoo Doorashadii ugu horeysay ee wadanka gudihiisa ka dhacday sanadkii 2012 uu ku guulaystay xilka madaxtinimmada.

imageXasan Sheekh waxa uu degan yahay Soomaaliya.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waa 54 jir, wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho waxbarashadiisa hoose iyo sarena ku qaatay, waxa uu ka mid ahaa shaqaalihii safaaradii Soomaaliya ee wadanka Maraykanka, wuxuuna shahaado jamacadeed ka qaatay jaamacadda Buffalo ee dalka Maraykanka isagoo ka soo shaqeeyay dowladda hoose ee isla magaaladaas Buffalo, wuxuu ahaa Raisulwasaarihii 2aad ee dowladdii Sheekh Shariif (2010-2011).

Farmaajo wuxuu degan yahay wadanka Maraykanka.

 Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame waa 48 jir, wuxuu ku dhashay magaalada Buulobarde halkaas oo uu waxbarashadiisa aasaasiga ku soo qaatay, burburkii kedib wuxuu ku noolaa muddo badan dalka Sudan halkaas oo uu waxbarasho sare oo heer jaamacadeed ah ku qaatay, wuxuu ka mid ahaa kooxdii Asmara ee muqaawimada, wuxuuna ka mid noqday xukuumaddii 1aad ee Sheekh Shariif ee uu raisulwasaaraha ka ahaa.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur waxa uu degan yahay Dalka Ingiriiska.

 Cabdiraxmaan Maxamed Faroole waa 71 jir, wuxuu ku dhashay degmada Eyl ee gobolka Nugaal, wuxuu waqtiyo badan oo kala duwan ka soo shaqeeyay hay’adihii maaliyadda siiba bankigii dhexe ee muqdisho, Hargaysa iyo kii berbera, waa rug cadaa raggii hore ka danbeeya, isagoo madax ka noqday dowlad goboleedka Puntland.

Cabdiraxmaan Faroole wuxuu degan yahay dalka Australia.

Musharaxiinta badan ee sharaxan waxaa ku jira rag si wayn looga yaqaano Soomaaliya sida Cabdiweli Sheekh(Yuulka), Cumar Cabdirashiid, Cali Geedi,Tarzan, Maxamed Cali Americo, Fiqi, Cali Xaaji oo ah rag xilal ka qabtay federaalka iyo maamul goboleedyada laakiin rajo sidaa u wayn ma rajaynayo inay u muuqato, waxaa kale oo iyana ku jira gabdho iyo rag aan soomaalidu aqoon u lahayn oo qurbo joog ah xilna aan ka qaban Soomaaliya sida Canab Dahir, Faadumo dayib iyo Cabdinasir Cabdulle oo iyagana tartanka gees kaga jira.

Sida caadadu tahay Soomaalidu aqoon badan uma laha habka loogu tartamo xilka noocaas oo kala ah, iyadoo aad moodo inay hal cadaw keliya leeyihiin oo ah xukunka maanta jira, laakiin aysan musharixiintu iyaga dhexdooda is ceebo baaraynin, taasoo keeni lahayd inay dadku kala ogaadaan kan u roon iyo kan aan kii hore dhaamin.

 

1. Akhriso Qoraalo kale oo Xiiso Leh ee isla qoraha.- GUJI Mid walibadoorashada-2016madadkaa-latiriyaa

2. Sidaan kuugu lisay iigumaad hanbeyn !

3. Ninba ceesaantii ceelka geeysay !

4. Ma dadkaa la tiriyaa mise dhulkaa la cabiraa si xal loogu helo doorashada 2016 ?

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Dr. Ibrahim H. Abukar For President

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - Adnkronos - Adnkronos December 5, 2016
      AdnkronosOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - AdnkronosAdnkronos"Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di ...L'Osservatore Romano sintetizza le difficoltà future, troppe divisioni ...Il MessaggeroRefe […]
    • Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ... - Servizio Informazione Religiosa December 8, 2016
      Cardinale Stella: su L'Osservatore Romano, nuova “Ratio” per la ...Servizio Informazione ReligiosaLa formazione dei sacerdoti deve essere “rilanciata, rinnovata e rimessa al centro”. Questo, sottolinea il cardinale Beniamino Stella a L'Osservatore Romano, è.altro »
    • Silence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin Scorsese - Avvenire.it November 30, 2016
      Avvenire.itSilence, Papa Francesco e l'incontro con il regista Martin ScorseseAvvenire.itL'intervista viene pubblicata dall'Osservatore Romano. Ed è stata rilasciata dal regista americano dopo l'incontro con Papa Francesco che ha raccontato di aver letto «Silenzio», il libro di Shusaku Endo da cui è stata tratta la sceneggiatura del film […]
    • Osservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi” - SiciliaInformazioni.com December 5, 2016
      SiciliaInformazioni.comOsservatore Romano: “Renzi coerente nel dimettersi”SiciliaInformazioni.com“Il capo del governo aveva legato le sorti dell'esecutivo e il suo personale percorso politico a questa consultazione. Con coerenza ha tratto le conseguenze di una sconfitta forse inattesa nella sua dimensione”. E' quanto sottolinea l'Osservatore . […]
    • L'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ... - Meteo Web December 2, 2016
      Meteo WebL'Osservatore Romano: in prima pagina "l'Apocalisse climatica ...Meteo WebL'Osservatore Romano apre in prima pagina con titolo “Apocalisse climatica“. “Il mondo – scrive il quotidiano della Santa Sede – è sull'orlo di un'apocalisse ...altro »
    • Bagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ... - ilgiornaleditalia December 5, 2016
      ilgiornaleditaliaBagnasco: 'E' l'ora di camminare insieme'. L'Osservatore Romano ...ilgiornaleditaliaL'Osservatore Romano, che nell'edizione appena andata in edicola nel pomeriggio di lunedì dedica al voto referendario il titolo di apertura "Renzi al Quirinale per presentare le dimissioni", scrive tra l'altro […]
    • “Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ... - gonews November 28, 2016
      gonews“Valdinievole e non Terni”: Vezzosi critica lo studio dell'Osservatore ...gonewsCosì, il leonardista e direttore del Museo Ideale 'Leonardo' di Vinci, Alessandro Vezzosi richiama l'attenzione su un articolo pubblicato ieri, 27 novembre, sull'Osservatore Romano in cui si avvalora un nuovo studio dello storico dell'arte Luca […]
    • Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi" - iL Meteo December 5, 2016
      Osservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi"iL MeteoOsservatore Romano: "Renzi coerente nel dimettersi". "Tenuto conto anche della complessità della materia sulla quale si richiedeva il parere degli italiani, è opinione condivisa che il voto sia diventato fatalmente un giudizio sull'operato del capo del ...
    • La Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ... - La Stampa December 7, 2016
      La StampaLa Congregazione per il Clero: i preti siano leali, mai ipocriti e con il ...La StampaLeali, per nulla rigidi, mai ipocriti e con il «senso del bello». È l'identikit del prete doc come viene tratteggiato nel nuovo documento sulla vocazione presbiteriale ...Santa Sede: promulgato “Il dono della vocazione presbiterale” per la ...Servizio Informaz […]
    • Papa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli Romani - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itPapa Francesco e il legame con Maria Salus Popoli RomaniAvvenire.it«Non mi sorprese affatto – ribadisce il cardinale, che ebbe modo di conoscere Bergoglio durante il suo impegno come nunzio apostolico in Bolivia –, anche perché mi aveva confidato anni prima che la Basilica della Salus Populi Romani era una tappa ...
  • RSS avvenire – Google News

    • Papa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdoti - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: rigidità e mondanità, un disastro per i sacerdotiAvvenire.it8 dicembre Immacolata Concezione, una storia di bellezza. Andrea Galli. In libreria Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire. Francesco Ognibene. Intervista al giornale belga Papa: sì a Stato laico, no a laicismo e fondamentalismo. Primo ...altro »
    • La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itLa mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugnoAvvenire.itIl segretario: mi fido di Mattarella, mai un esecutivo contro di me. Domenica colloquio decisivo con il Colle. L'alternativa è Delrio. Riproduci Chiudi il player. La mediazione di Renzi con i dem: Gentiloni premier e voto a giugno. Nel primo vero ...altro »
    • Papa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ... - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itPapa: Nella tragica realtà dei migranti rivediamo quella del bambino ...Avvenire.itIl presepe collocato in Piazza San Pietro richiama "la triste e tragica realtà dei migranti sui barconi diretti verso l'Italia. Nell'esperienza dolorosa di questi fratelli e sorelle, rivediamo quella del bambino Gesù, che al momento della nascita non […]
    • Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itCaritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchieAvvenire.itDue i progetti attivati per rispondere all'appello lanciato da papa Francesco: coinvolti gli istituti religiosi e le famiglie. Riproduci Chiudi il player. Caritas di Roma, 123 profughi accolti nelle parrocchie. Sono 123 i richiedenti asilo e protetti ...altro »
    • Trovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedì - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itTrovata morta la ragazza cinese scomparsa lunedìAvvenire.itL'ipotesi più probabile è che sia stata investita da un treno. Ma la polizia indaga su un'eventuale violenza. La ragazza, 20 anni, aveva denunciato il furto della borsa poco prima di scomparire. Riproduci Chiudi il player. Il luogo del ritrovamento del ...altro »
    • Esce in un volumetto l'intervista del Papa a Avvenire - Avvenire.it December 7, 2016
      Avvenire.itEsce in un volumetto l'intervista del Papa a AvvenireAvvenire.itVa in libreria il volumetto che raccoglie l'intervista del Papa ad Avvenire, il dialogo con Stefania Falasca pubblicato venerdì 18 novembre e che ora Edb rilancia in una coedizione con il nostro quotidiano, aperta dall'editoriale di monsignor Marcello ...
    • Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itParità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontanaAvvenire.itSono 14mila le frontaliere che ogni giorno si recano dalla regione di Yerbala, nel nord del Marocco. Riproduci Chiudi il player. Parità tra i sessi. Ma l'emancipazione è ancora lontana. Le donne possono dare un contributo essenziale alla lotta contro ...
    • "I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità" - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.it"I migranti? Per i piccoli Comuni sono un'opportunità"Avvenire.itParla il sindaco di Sant'Alessio in Aspromonte, 400 abitanti e 50 ospiti stranieri. "Con l'avvio del progetto Sprar, oltre ai rifugiati sono tornati anche alcuni italiani". Riproduci Chiudi il player. I ragazzi di Sant'Alessio in Aspromonte dur […]
    • Incendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enne - Avvenire.it December 9, 2016
      Avvenire.itIncendio nel ghetto dei bulgari, morto un 20enneAvvenire.itUn ragazzo di 20 anni è morto carbonizzato nell'incendio scoppiato nel campo soprannominato il "ghetto dei bulgari" nella frazione La Pescia, nel comune di Foggia, tra Borgo Mezzanone e Tressanti. L'intervento dei vigili del fuoco è stato richiesto ...altro »
    • Fisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017 - Avvenire.it December 8, 2016
      Avvenire.itFisco, bonus e previdenza: ecco la nuova legge di bilancio 2017Avvenire.itLegge da 27 miliardi. Via all'Ape. Moody's: prospettive negative. Via libera con 166 sì, 70 no e 1 astenuto. Per l'anno prossimo nuovo taglio delle tasse, dal canone Rai all'evitato aumento dell'Iva. Riproduci Chiudi il player. Fisco, bonus e ...altr […]