Yaa Noo Jideeyay Jidkaan ?

img_5842Yaa Noo Jideeyay Jidkaan ?

Posted on October 21 2016 – Moment HISTORY Society 


Yaa Noo Jideeyay Jidkaan ?

|Moment HISTORY Society  | 21 October 2016 | Ha u arkin inaan qabyaalad ka hadlaayo, laakiin waxaan fasiray sida ay ila tahay habkan uu u dhisan yahay nidaamka Soomaaliya ka jira iyo sida madaxda loo xusho una muuqda mid aan meel gaari Karin.

Baarlamaanka Soomaaliya oo ku fadhiya hab beeleed waxaa uu ka kooban yahay 135 Juffo hoosaad oo ka kala socda beelaha Soomaaliyeed ee loo qaybiyay 4 beel iyo bar, iyadoo 135-taas juffo ay soo xushaan 275 Xildhibaan haba kala badnaadaano xildhibaannada juffo waliba ay saamiga u leedahay.

Hadaan gudaha u sii galo, beesha Hawiye waxay xildhibaannadoodu ka yimaadaan 28 Juffo hoosaad oo soo xusha 61 xildhibaan, halka beelaha Daarood iyo Digil iyo Mirifle midiiba ay 30 juffo soo xulato 61 xildhibaan. Beesha direed ayay 21 juffo soo xushaan 61 xildhibaan, waxaa kaloo iyana 23 juffo oo beelaha lagu sheegay in laga tira badan yahay ay soo xushaan 31 xildhibaan oo u matalaya baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Beesha Mudulood oo ah beel ka tirsan beelaha Hawiye ayaa waxay tahay beesha ugu Xildhibaannada badan baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo beeshu ay ku leedahay Baarlamaanka 15 Xildhibaan, waxaa iyana ku xigta beesha Sade(Mareexaan) oo 14 Xildhibaan ku leh baarlamaanka, halka kaalinta 3aad ay beelaha Habargidir iyo Majeerteen midiiba tiro 12 xildhibaan ah ku leedahay fadhiga baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

img_5842 Shirkii Carta ee loogu qabtay beelaha Soomaaliyeed in dib la isugu keeno dhidibadana u taagaan mar kale qarankii Soomaaliyeed ahaydna halkii laga soo minguuriyay nidaamkan uu u dhisan yahay Baarlamaanka Soomaaliya waxaa tirada xildhibaannada lagu qaybsaday sheeko Soomaaliga bulsho waliba ku sheekeeysato iyo sida ay qolo waliba u sheegato inay qolada kale ka badan tahay kana dhul baraalan tahay iyadoo dadka Soomaaliyeed aan ognahay inaan tiro dhab ah weligeed lagu samayn dhulka Soomaaliyana uu aad uga balaaran yahay dadka Soomaalida.

Hadii aan si kale aan u sheego dhulka Soomaaliya oo lagu qiyaaso 637.700 km2 waxuu si baaxad leh uga weyn yahay isku darka wadamada Uganda, Burundi, Ruwanda, Jabuuti iyo Sera Leone, iyadoo isugeynta shantaa wadan oo ahaa kuwii ciidamadu ka joogeen Soomaaliya uu ka weyn yahay dhul qiyaasyiisu ka wayn tahay wadanka Uganda, Iyadoo wadamadaasina ay ku nool yihiin isku darka tiro dad ah oo dhan 68.218.703, halka dhulka Soomaaliya oo baaxadaas leh ay ku noolyihiin qiyaastii ugu danbeeysay ee 2014-kii tiro dad ah oo dhan 10.816.143, taasi waxay cadayn u tahay in dhul baaxadiisa reer degan aan lagu qiyaasi Karin tirada reerkaas.

Dowladii Carta waxaa miiska la saaray reer la is lahaa waa reer aysan Soomaaliya degi Karin hadii aysan xilkaa qaban waxaana si aan kala har lahayn ay raggii iyo dumarkii xildhibaanno beeleedyada ahaa si aqlabiyad ah ku doorteen Cabdiqaasin Salaad Xasan, Isagoo Raisulwasaare ka dhigtay Cali Khaliif Galayr oo ahaa Musharaxii raggii halkaa ku loolamayay ugu cadcadaa.

Dowladaasi waa ay ka dhaqaaqi wayday gurigii Cabdiqaasin uu ka deganaa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka biyo diideen dagaal oogayaashii Muqdisho oo aanan shirkaa ka qayb gelin iyo C/laahi Yuusuf oo markaa Puntland Madax ka ahaa. Iyadoo habkii uu raisulwasaaraha u xushayna ay qilaafsanayd habka caanka ah ee lagu yaqaanay dowladihii tabarta darnaa ee xornimada kedib isaga danbeeyay.

Waxaa xigay Dowladii Empaghati oo dib u soo nooleeysay nidaamkii 60-naadkii(QURBO SIREED) isagoo AUN Madaxwayne C/laahi Yuusuf uu isagu niyadda ku hayay in aanay dowladnmo suurto geli Karin hadii aan Xamar salka la dhigin aysana suurto geli Karin hadii uusan raisulwasaaruhu ka imaan Mudulood, ciidamo shisheeye iyo dagaalo muqaawimo kedib C/laahi yuusuf waxaa lagu qasbay inuu xilka ka tago.
Labadii maamul ee is xigay ee Sheekh Shariif iyo Xasan Sheekh iyaguna waxay dib u qaateen hab dhaqameed lagu cabiray in ay xaq u leeyihiin awooda raisulwasaare in ay qaban karaan oo keliya laba beelood iyagoo 6 rasulwasaare oo ay magaabeen ay ka soo wada jeedeen labada beelood ee Majeerteen iyo Mareexaan, taasoo micneheedu yahay in aanay Soomaalida kale kuba jirin talada aqoon kasta ay leeyhiin wadankoodana u shaqayn karaan, hadaba taasi malagu guulaystay ?

Soomaaliya Taariikhda mar qura ayay dowlad dhexe oo adag yeelatay waa xukunkii Kacaanka, waxa uuna ku yimid hab awood qaybsigu uusan ku dhisnayn heshiis beeleedyo, laakiin dadka Soomaaliyeed oo dhami ay u sinaayeen talada wadanka waa tusaale yar hadii aan dib u xusuusano berisamaadkii intiisii ugu wanaagsanayd. Waxaa jiray in shaqsigu dareemi jiray inuu dhulka iyo dalka wax ka leeyahay, muwaadin kasta oo Soomaali ahna xil ama shaqo qaran oo dowladeed ka mudnaa wadanka dacaladiisa beeshuu rabo haka soo jeedee, waana hab cadayn ugu filan inaysan 2 ama 3 beel wadan talladiisa ama awoodiisa qaban Karin.

Waa Soomaali dadka la doonayo in la hogaamiyo, waa Soomaali ka aqoon badan kana fiiro dheer Soomaalidii 60-kii, waa Soomaali la socota xaalka sida uu ku socdo inaysan xal ahayn, in beel la yiraahdo gudoomiye baarlamaan wax aan ahayn ma awoodid, beel kalena lagu sheego raisulwasaare ku xigeen u xayirnoow iyadoo intii kale lagu sheegay waxba yahay ama point five.

Baarlamaanka Soomaaliya waxa uu ka kooban yahay 275, waxa xilalka labada darajo ee ugu sareeysa looga kala haray 3 beelood oo tirada xildhibaannada u fadhiya baarlamaanka ay yihiin isku darkoodu 41 Xildhibaan(Mudulood, Majeerteen iyo Mareexaan) iyadoo 234 xildhibaan ee soo hartay ay ka culays badan yihiin 41-daa Xildhibaan, dowlad kasta oo halkaa ka soo baxdaana ay tahay mid tabar daran dadkuna aysan ku qanacsanayn danna ka lahayn maadaama tallada wadanka lagu koobay dhowr reer.

Hadaan fiirino nidaamka caalamiga ah ee lagu dejiyo tirada Xildhibaannada waxaa la isticmaalaa tirada shacabkaasi yahay oo loo qaybiyo tirada xildhibaannada la Isla garto, kedibna xildhibaanku waxa uu xildhibaan ku noqdaa tirada uu shacabka dalkaas kaga soo aaday qaybintii, si uu muwaadin kasta u helo cid ku matasha golaha, iyadoo degaamada aanan dadku ku badnayn lagu kabo kuwa deriska la ah si loo helo tirada la Isla gartay uu ku matali karo shacabka.

Hadaba anigu ma garanayo habkii la iskugu afgartay in 275 Xildhibaan baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo, hadaanse taa qiyaasta ka qaato kuna cabiro halbeega caalamiga ah waxa uu Xildhibaanka federaalka Soomaaliya matali karaa 40.000 kun oo muwaadiniin ah.

41-ka Xildhibaan ee matala siyaasaddan QUDBA-SIREEDKA ah ee wadanka taladiisa sare lagu caadeeystay waxay matalaan qiyaasti tiro dhan (1.640.000 Millan) shacab ah, iyadoo tirada 234 xildhibaan ee aan talada sare ee wadanka ka qaybgeli karin ay matalaan (9.360.000 Millan) muwaadiniin ah, waa markaan qiyaasta ka qaato tirada lagu sheegay Soomaalida.

Waxaa laga yaabaa in dad badan ay is waydiiyaan yaa ka hortaagan inay fagaaraha yimaadaan, cadaynta ugu fiican waxay tahay way jiraan rag ka aqoon iyo qibrad badan raga soo qabtay xilalka madaxtinnimada ama raisulwasaarayaasha laakiin waxa ay cilladu tahay 234-ta xildhibaan oo isugu jira dad dib jirro ah, kuwo aan aqoon badan lahayn, kuwo cabsi iyo baqdin ku jirto iyo kuwooda ugu badan oo laga dhaadhiciyay hadaysan beesha Xamar ku abtirsataa aysan xilka qaban, Xamar joogis ma leh kuna qasban inay hal dhinac u codaayaan taasoo tijaabooyin badan lagu ogaaday keentayna inaan la hawaysan xilkaa inta laga gaarayo qof iyo cod oo aan hubo in hadii ay si cadaalad ah dadku wax u doortaan lagu kalsoonaan doono cidii talada wadanka qabata, laakiin inta ka horeeysa cidii qabataba waxaysan ka dhaqaaqi Karin inta badan ee qaabka qaldan ee nidaamka talada wadanka diidan, aamusnaantuna waa cilladda ugu wayn ee haysta dib u dhisida qaranka Soomaaliya oo ka dhaqaaqi la’ 1KM xukun ka balaaran.

Iyadoo inta badan ee Soomaalida ah laga dhadhansan karo kalsooni darro ay wadanka iyo taladiisa ka qabaan, kuwooda aqoonta lihina ay yiraahdaa bal aan eego meesha ay wax gayn karaan, taasoo laga garan karo tabardarida dowladahaan 3dexda beel isku koobay ee aan talaabo qaadi karin, una muuqata weli inay jidkii lagu guuldaraystay howshu ku socoto 4 sanno ee soo socota, qoladaan loo daayayna is moodeen inay guul u tahay, ” Dib u dhac ka xun ma jiro marka waajib ummadi leedahay shaqsiyaad kooban keliya laga sugo”.

Waa fududahay in la saxo waxaana rajeeynayaa in markaan ninkii xilka ugu sareeya qabta uu talada wadanka ka qaybgeliyo dadka Soomaalida isagoon u fiirin beesha uu ka soo jeedo maadaama aanay maanta jirin qabiil qabiil ka xoog badan kuna duuli kara mar hadii wadanku ciidan shisheeye gacanta ugu jiro oo aanay jirin qabiil madaxdiisa amaankeeda sugi kara.

.

Akhri qaabka jufooyinka Baarlamaanka

 

______________________

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alert News

  • THE GARISSA GENOCIDE AND THE PLIGHT OF KENYAN SOMALIS SINCE “INDEPENDENCE”.

  • Political Analyst & Expert in East Africa politics Moment History Society

  • Xisbiga Xuriyadda

  • Taariikh nololeedkii Imaam Axmad Gurey

  • taariikhda sheekh xasan barsane oo kooban

  • Reflections on the life and learning of Prof. Said Samatar

    Professor Said Samatar who died February 24, 2015

  • Recent Posts

  • Truth to Power

  • Wall Truth

  • RSS osservatore romano – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated December 16, 2017
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • VATICANO/ Qual è il vantaggio di una "newsroom" rispetto all ... - Il Sussidiario.net December 15, 2017
      Il Sussidiario.netVATICANO/ Qual è il vantaggio di una "newsroom" rispetto all ...Il Sussidiario.netIl cambiamento nel settore media si sta facendo più accelerato e intenso ovunque. Anche in Vaticano. Dove la parola d'ordine è razionalizzare.FarodiRoma Biotestamento. L'Osservatore Romano è pacato: "legge ...Farodiroma (Comunicati Sta […]
    • Media vaticani, Viganò: una redazione unica per tutti i canali - La ... - La Stampa December 13, 2017
      La StampaMedia vaticani, Viganò: una redazione unica per tutti i canali - La ...La StampaTra pochi giorni il lancio in versione “beta” del portale www.vaticannews.va. Da gennaio l'accorpamento de L'Osservatore Romano. «Il Papa è d'accordo»Mons. Viganò: «Social, tv, giornale e radio: così cambiano i media ...Corriere della SeraEcco come saranno […]
    • Perché secondo l'Osservatore Romano sul fine vita il Papa innova - Formiche.net November 18, 2017
      Formiche.netPerché secondo l'Osservatore Romano sul fine vita il Papa innovaFormiche.netAffannarsi a tener bordone alle strumentalizzazioni politiche spremute dalle parole che Papa Francesco ha consegnato al convegno ospitato in Vaticano sul fine-vita? Il netto del discorso di Jorge Mario Bergoglio va accolto per quello che è: non una ...
    • Società: card. Bassetti su L'Osservatore Romano, disoccupazione ... - Servizio Informazione Religiosa December 7, 2017
      Società: card. Bassetti su L'Osservatore Romano, disoccupazione ...Servizio Informazione ReligiosaNel “vissuto quotidiano dell'Italia” sono presenti diverse forme di povertà, “ma sono almeno tre le emergenze che fanno suonare un campanello di allarme”. Lo scrive il card. Gualtiero Bassetti, arcivescovo di Perugia–Città della Pieve e presidente ...a […]
    • Papa Francesco: Vian (“L'Osservatore Romano”), “l'importante è che ... - Servizio Informazione Religiosa December 7, 2017
      Servizio Informazione ReligiosaPapa Francesco: Vian (“L'Osservatore Romano”), “l'importante è che ...Servizio Informazione Religiosa“L'importante è che 'il messaggio arrivi'”: “La prima risposta del Papa nella conversazione con i giornalisti, consueta durante il volo di ritorno nei viaggi internazionali, va ben oltre la questione dei […]
    • L'Osservatore Romano: dedicato al potere simbolico del corpo ... - Servizio Informazione Religiosa December 1, 2017
      L'Osservatore Romano: dedicato al potere simbolico del corpo ...Servizio Informazione Religiosa“Donne Chiesa Mondo”, il mensile de “L'Osservatore Romano”, dedica il numero di dicembre a “Il potere simbolico del corpo delle donne”. In copertina la celebre immagine della donna che in Louisiana, durante gli scontri fra afroamericani e polizia, sola .. […]
    • Siria, l'incontro Assad-Putin visto dall'Osservatore Romano - Formiche.net November 22, 2017
      Formiche.netSiria, l'incontro Assad-Putin visto dall'Osservatore RomanoFormiche.netIn Siria le operazioni militari contro i terroristi si stanno avvicinando alla fine ed “è arrivato il momento di lavorare per una soluzione politica della crisi”. È quanto ha dichiarato ieri il capo di stato russo Vladimir Putin rivolgendosi al ...altro »
    • Bestemmia in tv: L'Osservatore Romano contro la Rai - Taranto in Diretta (Blog) December 15, 2017
      Bestemmia in tv: L'Osservatore Romano contro la RaiTaranto in Diretta (Blog)“L'Osservatore Romano”, il giornale del Vaticano, si scaglia contro la Tv di Stato con un titolo violento: «Fuori controllo». «La televisione, pubblica o privata che sia, per acquisire una dimensione social a tutti i costi rischia di divenire uno ...
    • Frate Emiliano e la frase del Papa: “Non sparlate degli altri” - Rete8 December 16, 2017
      Rete8Frate Emiliano e la frase del Papa: “Non sparlate degli altri”Rete8Frate Emiliano Antenucci incontra il Papa e gli dona una copia dell'Icona della Vergine del Silenzio. Il Pontefice vi scrive dietro: “Non sparlate degli altri” e la pone nel Palazzo Apostolico. Frate Emiliano è da un anno e mezzo circa guardiano del ...
    • Anche il Vaticano punta sulla trasformazione digitale - 01Net December 15, 2017
      01NetAnche il Vaticano punta sulla trasformazione digitale01NetDal primo gennaio il percorso si completerà con l'accorpamento dell'Osservatore Romano, del Servizio Fotografico e della Tipografia Vaticana. La diffusione dei contenuti avviene secondo un approccio complementare ai media. Questo approccio è stato ...I mass media del Papa dal 31 dicembr […]
  • RSS avvenire – Google News

    • This RSS feed URL is deprecated December 16, 2017
      This RSS feed URL is deprecated, please update. New URLs can be found in the footers at https://news.google.com/news
    • La vicenda. Abusi, la Curia di Milano: false ricostruzioni su un caso ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itLa vicenda. Abusi, la Curia di Milano: false ricostruzioni su un caso ...Avvenire.itReplica a un articolo che chiama in causa l'attuale arcivescovo Delpini e il vescovo Tremolada. "Nessuna copertura, ma intervento immediato". Vittima un quindicenne. Il prete è sotto processo. L'ingresso dell'arcivescovado di Milano in piaz […]
    • Biotestamento, ecco cosa prevede la nuova legge. E cosa non va - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itBiotestamento, ecco cosa prevede la nuova legge. E cosa non vaAvvenire.itOgni persona maggiorenne in previsione di una futura malattia che la renda incapace di autodeterminarsi può, attraverso le Dat, le disposizioni anticipate di trattamento, esprimere le proprie preferenze sui trattamenti sanitari, accettare o rifiutare ...altro »
    • Australia: pedofilia tragedia nazionale. Le richieste alla Chiesa - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itAustralia: pedofilia tragedia nazionale. Le richieste alla ChiesaAvvenire.itLa Commissione d'inchiesta che dal 2012 indaga su decine di migliaia di casi: il 60% delle vittime in ambito religioso. «Si rivedano le regole sul celibato»Malcolm Turnbull - WikipediaWikipediaIl Papa: “Non firmerò mai la grazia ai pedofili”In Terristutte le notizie ( […]
    • Televisione. «Sarà Sanremo», i giovani in gara per un posto al ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itTelevisione. «Sarà Sanremo», i giovani in gara per un posto al ...Avvenire.itSedici giovani si sfideranno in diretta da Villa Ormond, ma solo sei di loro avranno la possibilità di esibirsi sul palcoscenico del Teatro Ariston. Il boom di “X Factor” con la vittoria di Licitra. Il palco dell'Ariston nell'edizione di Sanremo 2017 ...altro » […]
    • Il killer di Budrio. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo» - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIl killer di Budrio. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo»Avvenire.itL'uomo ha ingaggiato un conflitto a fuoco con la Guardia Civil prima d'essere arrestato. In Italia aveva già commesso due omicidi. Spari e 3 morti: preso in Spagna Igor «il russo». Ha sparato e lottato fino alla fine Igor “il russo”, il killer di ...altro » […]
    • Indonesia. Terremoto a Giava. «Crolli e vittime» - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIndonesia. Terremoto a Giava. «Crolli e vittime»Avvenire.itLa magnitudo è stata di 6.5 e la scossa è stata sentita per 20 secondi anche nella capitale Giacarta. Allerta tsunami, poi revocata. Una casa gravemente danneggiata dalla scossa sismica (Ansa). La forte scossa di terremoto di magnitudo 6.5 registrata ...altro »
    • Il viaggio / 6. A Beirut una sartoria per ricucire le esistenze delle ... - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itIl viaggio / 6. A Beirut una sartoria per ricucire le esistenze delle ...Avvenire.itNel vecchio palazzo a Sad el-Baouchriyé, nord di Beirut, anche Sara, 64 anni, sposta lenta gli scatoloni pieni di vestiti. Con lei altre compagne di lavoro organizzano quello che alla Boutique sociale di Arc en ciel, la più importante Ong libanese ...altro »
    • No, non è un bel giorno. La legge sulle Dat, i soldati in Niger - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.itNo, non è un bel giorno. La legge sulle Dat, i soldati in NigerAvvenire.itPerché è del tutto chiaro che esse intendono raddoppiare la barriera frettolosamente e imperfettamente costruita nel Mediterraneo di fronte alla Tripolitania e alla Cirenaica per sigillare le violenze e le sopraffazioni dei rinchiusi nei piccoli e ...altro »
    • Editoria cattolica, guai e gioie: Famiglia Cristiana digiuna, Avvenire ... - Affaritaliani.it December 15, 2017
      Affaritaliani.itEditoria cattolica, guai e gioie: Famiglia Cristiana digiuna, Avvenire ...Affaritaliani.itPer Famiglia Cristiana i tempi d'oro sono finiti. In una crisi generalizzata, l'unico giornale cattolico che dia buoni risultati, per ora, è Avvenire. I numeri.altro »
    • «Sulle Dat faremo obiezione di coscienza» - Avvenire - Avvenire.it December 15, 2017
      Avvenire.it«Sulle Dat faremo obiezione di coscienza» - AvvenireAvvenire.itIl direttore dell'Ufficio nazionale di pastorale della salute: valutazione non positiva. Nasceranno contenziosi, si lascia morire chi soffre. Una norma sul fine vita poteva essere utile, ma non questa.altro »